Burco(Togdhnews)-Ururka Wadaniga ee SOYVO,ayaa ...
Burco(Togdhnews) -suldaan Cismaan Sh. Ibraahim Aw-Maxamed, ayaa manta lagu caleema saaray magaaladda Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.
Burco( Togdhnews) Alla ha u naxariiste marxuum Cawaale Jaamac Qaasali (cawaale suqaar) oo kamid ahaa odyaasha iyo wax garadka gobalka togdheer ayaa manta lagu Aasay magaaladda Burc...
Wararkii Wargeyska Ogaal...
London (Togdhnews)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md. Faysal Cali-waraabe, ayaa, daboolka ka qaaday inay xisbi ahaan hayaan shaqadii
Burco(Togdhnews) Munaasibad balaadhan oo lagu xusaayay maaalinta Gudniinka Fircooniga amase FGMka, ayaa xalay lagu qabtay Huteel Barwaaqo ee magaaladda Burco.
...
Laascanood( Togdhnews) qaar kamida ardeyda wax barata dugsi quraaneed yada magalada L/canood xarunta gobolka Sool ayaa Saaka galinkii hore Mudahaharaad ka dhigay gudaha magaalad...
Wararkii Wargeyska Ogaal...
Buraco (Togdhnews)-Waxa manta shir jaraa’id magaaladda Burco ku qabtay qaar ka mid ah salaadinta gobolka Togdheer oo kasoo jeeda beelaha la hayb sooco gaar ahaana  ...
Sanaag(Togdhnews)-Wararka naga soo gaadhaya maagaalada laasqoray ayaa sheegaya in habeenkii xalay ahaa budhcad badeed soomaali ah markab la timi tuulada gacan oo 5km dhanka bari ka xigta magaa...
Laascaanood(Togdhnews)-Hogamiyihii shabakada wax qarxisa ee lascanood ayaa xalay ku dhintay isagoo maleegaya fal qarxina ....
Somalia's hard-pressed government will close three of its five embassies in Europe because of a funding crisis, the foreign minister has told ...
Qaybtii 1aad….Cadaaladu waa meelaha laga qiimeeyo Horumarka & Dib-u-dhaca Bulshada…. Caddaaladdu waa aasaaska wada-noolaanshaha Bulsho kasta iyo Dal kasta… Haddii kalsoonida...
Dahaamn shaqaalaha iyo howl wadeenada togdheer news Burco jamhuuriya, Hctv Burco waxay tacsi u dirayaan geerida ku timi Mustafe Maxamed Xuseen Oo ku geeriyooday Jabuuti 06/02/2010 ...
Xasan Shahata waxa uu dhashay 19-kii June 1947-kii, isaga oo noqday ciyaartoygii wanaagsaa iyo macallin tababare dhammeystiran, dalka Masar loo yaqaan ninka la mida birta aan kala jabin.
...
Waxay ahayd markii labaad ee mudo bil u dhaxayso ay marlabaad ay madal noocaan oo kale ah ay ku kulmaan abwaano waaweyn oo sumacad, maamuus iyo karaamo ku dhex leh umada Somaaliyeed gaar ahaana umad...
Tan iyo markii shirqoolkii qaraxa ahaa ee lagu hagayey qalabka rimuutka lagu dilay Taliyihii Qaybta 12aad ee ciidanka qaranka Somaliland Col, Cismaan Yuusuf Nuur 1 November 2009, i...
| Home |
| News |
| Somali Music |
| Articles |
| Contact Us |
Abdillahi Yusuf’s Team are Scraped
Bayaan ku socda Beesha Qorulugud.
BIYO MA HELLO CODNA WAY NAGA DOONAYAAN.
Booqashada Rayale ee Togdheer Maxay Daaran tahay.
MA XUUKUMADA BIYO LA"AANT HARGAYSA..
Su,aal ku Socota Reer Togdheer.
Geele, Riyaale and view Issaq Brokers!
Ciin ayay daaqdaye aan doonto dariiq kale
MUXUU U DHINTAY WIIL-KAYGII LIXLE?
Bukaasa iyo Mabuuto midkoodna waxaba namay yeliin.
Hargeysaay: Waxaad Hooy U Tahay
Sababta Jabuuti Uga Soo Horjeedo Madaxbanaanida Somaliland
Somaliland A letter to H.E President Jacob Zuma
Siilaanyo Hadhaagii calan-casta maxaa kala haysta !!!!
Doolow Waxaad Kudafirayso Guddomiyaha Jaliyada Norway..