unnamed
Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head
Articles mustafe

Somaliland: Maxaa Caqabad ku Noqon Kara Doorashada Is-barkan ee Kal-dambe? Qallinkii: Mustafe Suleymaan Cilmi, »

  Hal-qabsi: Runeey lagu neceb; Lagu rookee; Layska kaa reeb; Ristaad daaqdaba Lagu raad-goob…

Wednesday , Jul 27 , 2016
tacsi-jowharcom

DHAMBAAL TACSI AH OO UU DIRAYO MUSTASHAR AXMED CARWO, GEERIDA MARXUUMAD NUURA CARTE QAALIB. »

  Waxaan la wadaagayaa ehelkay reer Carte Qaalib, reer Maxamed Jaamac Badmaax iyo tafiirtooda…

Wednesday , Jul 27 , 2016
fuaad

SAKADDA IYO SADAQADU;;waxey kentaa (isku dheella tirnaanta qaybaha bulshada)by; fuaad qawdhan »

Sakaddu waa arkaanta waaweyn ee islaaamka oo ilaahey ku waajib yeeley dadka , waxa…

Tuesday , Jul 26 , 2016
maqalll

Qormo Muhiim ah: Falsafadda Doodaha iyo Muranka Joogtada ah Waa qallinkii Axmed-yaasiin Sheekh Cumar Axmed Furre. »

  Xiska iyo maanku waa ehel is garabsada, waxayna isku kaashadaan si cilmiyaysan la-dagaalanka…

Tuesday , Jul 26 , 2016
maqal

Boqor iyo afartiisii xaas – W/Q. Mukhtaar Cabdi Biite »

  Waa hore waxaa jiray; nin boqor ah oo qabay afar dumar ah. Xaaska…

Tuesday , Jul 26 , 2016
casayr iyo mays

Maxay ku kala Gedisanyihiin Xukunka Dilalkii Qorshaysnaa ee Kabtan Maxamed Yuusuf Cadde iyo Taliye Casayr ? »

Baraha Bulshada ayaa Maalmihii ugu Danbeeyay Waxaa Si Wayn loogu Hadal hayay Noocyada Cadaalada…

Tuesday , Jul 26 , 2016
aragti5

MASKAXDA KA DAMBAYSA, MUSUQMAASUQA HALISTA AH EE SOMALILAND Cabdinaasir Axmed Ibraahim »

Sidii aan qormadii hore uga afeef-dhigtay in sheegista dhalliil iiga muuqata xil-qaran aan uga…

Tuesday , Jul 26 , 2016
Aboor

Noolow Qaaliyeey Inaabti Nimcooy Anigaa Ku Jecelee.. Abwaan: Ibraahim-rashiid Cismaan Guure (aboor). »

  NIMCO IYYO BARWAAQOOY NUURKII INDHAHAYGAAY NEBDIGAA KU JECELOO NIYADDAA KU TEBEYSOO NAFTAAD RAAAXO…

Tuesday , Jul 26 , 2016
amin

MAQAAL:WAA MARAG MA DOON WAXQABADKA MUUQDA EE MAAYARKA »

=WAXAD GAAR USAARTAN =WAXAD GAGI KA CAYDAN =WAXAD GEED XAJIIN BADAN =HOOSTIISA GAYSAAN. =RUUX…

Monday , Jul 25 , 2016
Yuusuf shaacir

Ha il-duufin garashada..WQ: Yuusuf Cabdille Cismaan “Shaacir” »

Dadkeena badankiisu beryahan dambe waxay ku mashquulsan yihiin siyaasadda iyada oo la illaaway arrimihii…

Monday , Jul 25 , 2016
aragti5

Kordhis Dambe Yeeli Mayno..Khadar Ibraahim. »

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato. Madaxweyne SILAANYO shan sannadood bay umaddu dooratay, shantaa la doortay iyo…

Sunday , Jul 24 , 2016
ABOOR

RAYAANEEY INAADEER RUNTII ANIGAA KU JECEL. Abwaan: Ibraahim-rashiid Cismaan Guure (aboor). »

  RAYAANEEY INAADEER ANIGAA KU RABA OO RASMI AHAAN KU JECELOO RUUXAYGI BAAD TAHAY…

Saturday , Jul 23 , 2016
aragti5

Sideetan jirkii guursaday shan iyo toban jirka .W/Q,Khadar Aar »

  Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw Cırka taagay…

Saturday , Jul 23 , 2016
Calan

Fadeexad Dul Hoganaysa Amgareeshinka somaliya »

  Bulshada somaliyeed ee ku dhaqan dalka Qatar ayaa waxaa soo wajahday dhibaatooyin hor…

Friday , Jul 22 , 2016
khadar

Xisbiga UCID go’aanka laga soo saaray ma noqon doona mid hirgala . »

​Tariikhdu markii ay ahayd 12/6/2016 waxaa magalada Hargaysa gaar ahaan xarunta Gudida Diwaangalinta Xisbiyada…

Thursday , Jul 21 , 2016
harun1

Muxuu ka yidhi Maxamed Haaruun Go’aankii laga soo saaray khilaafkii ka dhex oognaa garabyada Xisbiga Ucid »

  Warku waa I soo gaadhay, sagaalka qodob na waa akhriyay. Gudigii xaalka UCID…

Thursday , Jul 21 , 2016
aragti5

Go’aanka xisbiga UCID- Laga So Saaray Waxa Ka Muuqda In Wax La Wada Leeyahay »

  Dhamaan waxaan salaamaya dadka akhirsta fariintan gaar ahaan kuwa jecel cadalaada, sinaanta, wada…

Thursday , Jul 21 , 2016
cureja

Erdogaan waa halyey dhalad ah Faaduma Axmed Caalim (Cureeji) »

  Dadkeenna ku nool qurbaha markastoo aan aragno dal Muslim ah oo uu asna…

Thursday , Jul 21 , 2016
Cadami

Dawlad Kasta oo Xumi Waxa ay Leedahay Culimo ugu Hiilisa Dulmiga amma ku Tageerta..Cabdiraxmaan Cadami »

“Wadaadoow, kootaduna waa xaaraan sida ribadda oo kale” Cabdiraxmaan Cadami Shaki kuma jiro in…

Thursday , Jul 21 , 2016
Cabdirasaaq  Askar bestyy(13)

Haddalada is Khilaafsan ee ay ku Hadleen Masuuliyiin Xukuumada Siilaanyo Dagaalkii Booda-cade! »

  Haddaladooda ayaan jecleystay inaan halkan kusoo bandhigo farqiga kala duwanaanshiyo baaxad leh taas…

Wednesday , Jul 20 , 2016
sakaro

Ceeri gaabo”Fashilka Falay Soo Dhawaynta Ciro iyo Dareenka Reer Sanaag.Axmed Sakaaro »

  waxaana Fashilkani ka Bilwday markii Bulshadu intii Joogtay Gobolkaasi iyo intii indhaha ku…

Wednesday , Jul 20 , 2016
Maxamed Baashe

Muxuu aqoonyahan Maxamed Baashe Xaaji Xasan ka yidhi Cajaladii Macmalka Ahayd ee laga sameeyay gudoomiye Cirro »

  Aniga oo ka mid ah taageerayaasha xisbiga Kulmiye, waxa aan foolxumo u arkaa…

Wednesday , Jul 20 , 2016
Baqdaadi

SHIRKA BEELAHA GARXAJIS MA XAARAANBA MISE WAA XALAAL ? »

Xubno ka tirsan  Beelaha  wada dhasahy ee Garxajiz “  Saciid Ismaciil & Daoo’d Ismail”…

Tuesday , Jul 19 , 2016
More Articles >>
News

Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad Ee Xisbiga UCID Oo Qoraal U Gudbiyay Guddiga Diwaangalinta Ururada. »

cali gurey

  Ku:Gudoomiyaha Gudida Diiwaangelinta & K. S Xisbiyada Og: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Og:Musharaxa Jagada Madaxwaynaha Xisbiga UCID Sumad: Gx-3/05/16 Ujeedo:…

Saturday , Jul 30 , 2016

Taariikhda Dhabta ah Ee Duulaankii Lagu Qabsaday Qaarada Aameerika. !!Qoraa: Osman Ibrahim Nour..Q:3aad. »

ameerika

Waxaan Qoralkan  U Qaatay Inaan Tilmaan Saxa Ka Bixiyo Si Ay Saxiibadayda Soomaliyeed Ee Aanu Wada Akhrisanay Si Isku Midana…

Saturday , Jul 30 , 2016

Culimada Somaliland oo Bandhigga Caalamiga ah ee Buugta Hargeysa kaga hadlay doorkii hoggaamineed ee Nebiga (NNKH) »

culimo

  Hargeysa (Togdhnews)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed iyo Sheekh Maxamuud Sheekh Dalmar oo ka mid ah…

Saturday , Jul 30 , 2016

Madaxtooyada oo Shaacisay Waqtiga Heshiiska Maalgashiga Dekedda Berbera loo Gudbinayo Golaha Wakiillada Somaliland »

madaxtoyo

    “Xukuumaddu ma iibin karayso Dekedda Berbera, mana iibinayso, hasa yeeshee, waa la maalgalinayaa, dekeddana inaga ayaa leh” Wasiirka…

Saturday , Jul 30 , 2016

Xisbiga Wadani Oo Qalab Ciyaareed Ku Wareejiyay Ciyaartoyga Gobolka Togdheer. »

ciyaaro

Xisbiga Wadani Oo Qalab Ciyaareed Ku Wareejiyay Ciyaartoyga Gobolka Togdheer.…

Saturday , Jul 30 , 2016

Gaadiid Cusub oo Loogu Talagalay Dhismaha Wadada Ceerigaabo oo Gaadhay Halkaasi. »

cusub

Gaadiid Cusub oo Loogu Talagalay Dhismaha Wadada Ceerigaabo oo Gaadhay Halkaasi.…

Saturday , Jul 30 , 2016

Caaqil Cusub oo Lagu Caleemo Saaray Burco. »

caaqil Cusub

Caaqil Cusub oo Lagu Caleemo Saaray Burco.…

Saturday , Jul 30 , 2016

Daawo: Waraysigii Suxufi Duraan Shirwac kaga Hadlay Safarkiisii Somaliland Iyo Arimo Xiiso Badan »

duraan

Daawo: Waraysigii Suxufi Duraan Shirwac kaga Hadlay Safarkiisii Somaliland Iyo Arimo Xiiso Badan…

Saturday , Jul 30 , 2016

Xildh. Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Digay Dib U Dhac Ku Yimaadda Doorashada Iyo Sida Uu U Arko Saami Qaybsiga Kuraasta Wakiillada »

jirde

  Hargesa (Togdhnews)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ah Guddida Arrimaha Guddaha iyo Nabadgelyada ee Golaha Wakiilada kana…

Saturday , Jul 30 , 2016

“Waxaanu Soo Jeedinaynaa In La Sii Daayo Dadka La Xidhxidhay, Culayska Iyo Cadaadiskana Laga Dul Qaado Shacbiga Gobolka Saaxil” »

Cirro

  Hargeysa(Togdhnews) Iyadoo Golaha Wasiiraddu ansixiyeen heshiiska ay xukuumaddu sheegtay inay la gashay shirkadda DP World ayaa dhanka kalena waxa…

Saturday , Jul 30 , 2016

Taariikhda Dhabta ah Ee Duulaankii Lagu Qabsaday Qaarada Aameerika. !!Qoraa: Osman Ibrahim Nour..Q:2aad. »

afgaab

Boqor, Waana Malgaliyayaasha Christopher Columbus, Tiro Ka Badan Boqol Milyan Oo Badidoodu Islaam Yihiin Hadiiba Aanay Dhamaantood Ahayn. Waxa Hada…

Wednesday , Jul 27 , 2016

Wasiirka Waxbarashada oo Caddeeyey in Qabyaaladdu Saamayn ku Yeelatay Nidaamka Dawladnimo ee Somaliland »

habane

  Hargeysa (Togdhnews)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi-dheere), ayaa caddeeyey in…

Wednesday , Jul 27 , 2016

Sadexda Xisbi Qaran Oo Go,aan Wadajira Ka Soo Saaray Saami Qaybsiga Kuraasta Gollaha Wakiilada. »

gud.Sadexda Xisbi Qaran

Hargeysa:(Togdhnews)-Kulan maalmo kooban socday oo ay xaadir ku ahaayeen hoggaanka saddexda xisbi-qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, isla markaana ay…

Wednesday , Jul 27 , 2016

Taariikhda Dhabta ah ee Duulaankii Lagu Qabsaday Qaarada Ameerika..Qoraa Cismaan Afgaab. »

afgaab

    Qarada Ameerika Waxay Ahayd Meel Ay Daganyihiin Dad Muslimiina Oo Qaarkood Ay Africa Ka Guureen, Qaarna Ay Ka…

Tuesday , Jul 26 , 2016

Laba Kamida Cuqaasha Togdheer oo Boolisku Xidhay. »

burco

  Burco(Togdhnews)- Ciidamada Booliska Burco ,ayaa xabsiga u taxaabay laba ka mida cuqaasha gobolka Togdheer. Labadan Cheif Caaqil oo lagu…

Tuesday , Jul 26 , 2016

Kulan ay Wadajir u Abaabuleen Xarunta Dhaqanka Hargeysa iyo Laanta Socdaalka Somaliland oo Laysugu Keenay Ajaanibka Dalka ku sugan »

baan

  Xarunta Dhaqanka Hargeysa iyo Laanta Socdaalka Somaliland ayaa xalay si wadajir ah xaflad casho sharaf ah u qabtay dublamaasiyiinta…

Tuesday , Jul 26 , 2016

Daawo: Mudaharaadkii Ka Dhacay Burco Iyo Tirada Dadka Boolisku Xidhay. »

mudaharad

Daawo: Mudaharaadkii Ka Dhacay Burco  Iyo Tirada  Dadka Boolisku Xidhay.…

Tuesday , Jul 26 , 2016

Iska Ilow ISIS iyo Ruushka: Tareenka Murrashax Donald Trump waa Khatarta ugu Weyn ee Maraykanku Waajahayo »

thrmp

  Mudane ka tirsan baarlamaanka Maraykanka oo ka digay halista dalkooda waaji doonta haddii Madaxweyne loo doorto murrashaxa cunsuriga ah…

Tuesday , Jul 26 , 2016

Mdaxweyne Siilaanyo oo Ka Hadlay Ahmiyada Jidadku u Leeyihiin Bulshada. »

siilyo

Hargaysa(Togdhnews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ballaysimay oo majarafadii u horaysay ku shubay jidka dherer dhan yahay…

Tuesday , Jul 26 , 2016

Dawladda Ingiriiska oo Werwer ka Qabta Caqabadaha Hortaagan Qabsoomidda Doorashada Wakiillada Somaliland »

safiirka

Hargeysa (Togdhnews)- Dawladda Ingiriiska, ayaa walaac ka muujisay caqabadaha ilaa hadda hortaagan in doorashada Golaha Wakiillada ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland…

Tuesday , Jul 26 , 2016

‘Haddii Somaliland oo Dhan iga soo Horjeedo oo Ilaahay ii Qoray Waan Helayaa… Xoogna Laguma Fuulo Kursiga’ »

jamaal Cali Xuseen5

  Murrashaxa UCID oo sheegay inay diyaar u yihiin haddii Guddoomiye Faysal Cali-waraabe uu racfaan u qaato Maxkamadda Sare ee…

Tuesday , Jul 26 , 2016

Musharax Jamaal Cali Xuseen Iyo Gud. Ku xigeenka 3aad UCID oo Ka Hadlay Arimo Dhinacyo Badan. »

ucid2

Musharax Jamaal Cali Xuseen Iyo Gud. Ku xigeenka 3aad UCID oo Ka Hadlay Arimo Dhinacyo Badan.…

Monday , Jul 25 , 2016
More News Posts >>

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital