Yaa Caawinaya ?

Caruur naafo ka ah maskaxda iyo muuqaalkaba

Carurtan magac yadoodu waa sidan :-

Maxamed Axmed Sulub

Cabdi Axmed Sulub

Naciima Axmed Sulub

Hadaba caruurtan waxa laga keenay howdka Burco waxaanay Burco joogan mudo dhan 6bilood, qoyeska caruurtan dhaalay waxaa xanuunka kaga dhintay afar caruura , markii u horeysay ee caruurtan la keenay Burco waxay dhakhaatirtu u gudbiyeen Dr; Gaboose kadib markii u arkay xaladooda caafimaad waxa u sheegay inaan waxba laga qaban karin, reerka caruurtan dhalay waa reer dan yar ah oo aan haba yarate waxba heysan .

Sidaasi awgeed, waxaa ay u baahan yihiin cid kasta oo caawineysa, mana jirto cid ila hada caawisay ama wax tartay alle mooye. Marka waxaan dhamaan dadka muslimiinta loo sheegay inay carurtan iyo qoska dhaleyba ay soo cawiyaan , waxaana loogu soo hagaajinaya telephone numberka 4438793 ama Account Number ka ah 6134

 

 

Somaliland, Udub, Heeso, Somali Music, University online, distance learning


© 2005-2009: Togdheer News