unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Tacsi Ku Socota Marxuun Caaqil Xirsi Cumar Buuni

Tacsi

Suldaan Maxamed Cali-Jabaan, Cabdirashiid Caydiid Yaasiin, Maxamuud Rooble, Maxamed Liibaan, Maxamed-rashiid Khaliif Maxamed, Jaamac Yuusuf Maxamed, Cabdixakiim Beernaa, Maxamed Faarax Qoti, Khaliif Nuux Sheekh, Carraale Maxamuud Jaamac, Xaashi Xasan Xaashi, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), Maxamuud Xasan Cabdillaahi (Qodax), Siciid Yuusuf Cali, Cali Jaamac Maxamed, Rashiid Cali Sheekh, Siciid Axmed Sheekh Cabdi, Axmed Maxamed Cabillaahi, Aamiin Cawil Jaamac, Jaamac Hawsi iyo Maxamed Cabdillaahi Cabdi, waxay tasci tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabadda iyo shacabka uu ka baxay Marxuun Caaqil Xirsi Cumar Buuni oo 02/April/2018 lagu aasay magaalo-madaxda Gobolka Togdheer ee Burco, waxayna si gaar ah uga tacsiyadaynayaan Reer Cumar Buuni, gaar ahaan xaaskiisii iyo carruurtiisii uu ka tagey Marxuunku. Dhammaan asxaabtani waxay Marxuunka Alle uga baryeyaan inuu Jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabadda iyo eheladana uu ka baxay samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo. Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin…

Latest News

  • Xayiraad lagu soo rogay wargeys ka soo baxa Hargeysa
  • Gudida Beelaha Garxajis Oo Deeq Gaadhsiiyey Deegaanka Salaxley
  • Dawladda Somalia Oo Ka Hor Timid Deeqaha Beesha Caalamku Siiso Somaliland
  • Wasaaradda Waxbarashada Oo Loogu Baaqay In Ay Xil Iska Saarto Xakamaynta Qishka
  • Hay’adda UNHCR Oo Sheegtay In Ay Qoxoontigii Ugu Badnaa Ay Ku Celisay Soomaaliya

Latest Articles

  • MAALINTA CAALAMIGA AH EE QUDUS ( JUMCAHA UGU DANBEEYA RAMADAAN )
  • Waayahii daraad Jirey Maantuu ka daran yahay.
  • SOMALILAND MA WAXBAA U DHIMAN MISE WAXBAA KA SI’ AH. W.Q Liibaan Shaadiro Qaybtii Labaad
  • TAARIIKHDA DAWLADA SUCUUDIGA IYO QAABKII LOO AAS-AASAY WAX KA BARO. Qormadii 22` aad .
  • Xasuustayda Weedho Kooban Oo AHN.Maxamed Nuur Giriig Ka Yidhi Sahra Axmed Jaamac: Q.2aad…

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital