unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

MIDHAHA DIINTA: Sidee Baad Uga Gaashaaman Kartaa Cadowtinnimada Shaydaanka Iyo Waswaasintiisaba?

Shaydaanku waa cadowga koobaad ee ilaahay ballan ugu qaaday inuu beni’aadamka xaqa seejinayo oo uu naar ku hubsanayo, inta xadhiga ilaahay qabsata ee dariiqa toosan ku hagaagta ee ka badbaada mooyee.

Sidaa darteed, In qofka muslimka ahi ka gaashaanto dhagarta shaydaanka iyo waswaasintiisaba waa biyo kama dhibcaan. Qodobkan waxa si faahfaahsan uga hadlaya sheekh Maxamuud Maxamed Shibli.

Waana muqaal uu idiinku talo galay barnaamijka MIDHAHA DIINTU. Ka faa’idaysi wanaagsan oo ku camalfal fiican. Ilaahay xaqa ha innagu sugo. Sheekhana ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.

Daawasho wacan oo ku camal-fal fiican.

Latest News

  • Burco: U Diyaargarawga Munaasibadd Ciidal Fidriga
  • Xukuumadda Iyo Mamuulka Gobolka Togdheer Ayaa Shaaciyay xilliga La Furi Doono Kawaankii Cusbaa
  • Qarax Ka Dhacay Saldhiga Booliska Degmada Waabari
  • Daawo : Dhaawacyo Dawlada Soomaliya U dirtay Dalka Sucuudiga.
  • Daawo : Beelaha Wada Dega Degmada Ceel Afwayn Ayaa Iskugu Yimi Kulan Loogu Magac Daray Midnimo

Latest Articles

  • Sakaatul fidriga oo waxa ay qayb wayn ka noqon kartaa ka soo kabashada dhibaatada abaaraha!Dr. Cabdiqani Xuseen (Beder)
  • Markuu Hoggaanku Asqoobo, Bulshaduna Way Wajaqdaa.
  • Isbedelka Bariga dhexe iyo Isbedelka Soomaaliland
  • Daahfurka Akadamiga Fanka iyo Cilmiga: 2014kii mise 2017ka? Qormada Kowaad
  • Saudi Arabia Confrontation with Qatar “Nature of The Conflict Concerns and Questions”

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital