unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Aabahan oo kale Noqo Hadaad Danaynayso Mustaqbalka Caruurtaada

Assalamu calykum
Waalidku waa in ay markasta musaqbalka caruurtooda ka fakaraan. Tarbiyada fiican ee caruurtu inta ay yaryaryihiin la tarbiyadeeyaa waxa ay anfacdaa marka ay waynaadaan. Aduunkasta oo aad ubadkaaga uga tagto hadaanad tarbiyadooda hagaajin aduun iyo aakhiro waxba ma tarto. Hadaadse dhaqan fiican ku koriso ubadkaaga waxa uu Allah u balan qaaday if iyo aakhiroba nolol wanaagsan. Qisadani.Waxa ay ku saabsan tahay nin caruurtiisa tarbiyad wanaagsan siiyay iyo mustaqbalkii caruurtaas. Qisadaas iyo casharada laga faaidaysan karo halkan ka daawo. Fadlana sii fidi

Latest News

  • Daawo: Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka Ayaa Duqayn ku Laayay Todoba Qoys Oo Ka Soo Wada Jeeda Hal Qoys
  • Daawo:Bandhiga Suugaanta Abwaan Xasan Ganey oo lagu Qabtay Magaalada Hargeysa
  • Daawo:Xafladda Furitaanka Sannad Dugsiyeedka Dugsiga Cabdalla NUuri ee Magalada Burco
  • Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabka
  • Daawo:Taageerayaashii Siyaasi C rashiid Xasan Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Uu Kaga Baxay Xisbiga Waddani

Latest Articles

  • Gabay cusub oo la magac-baxay Hoga-tusaale
  • Waa maxay sababta horjoogayaasha Al-shabaab dawladu Rooga-Cas ugu dhigtaa,dhalinyartana Tiirka Toogashada lootagaa?W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
  • Shirkadaha Dahabshiil Group waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan Xasan Cabdi Cawed
  • Waxaan Godobteedu Hadhin, Gar Aad Leeduu Og-yahay, Nin Kaaga Masuugay Gole ( daacad Alle Yaqaan)!!
  • Fadeexado Dul Hoganaya Maamulka Gobolka Daadmadheed

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital