unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Shirkadaha Waaweyn oo Fooxa IIbsadda Calmadaw Gobalka Sanaaag UBaxay.

Maanta , Hargeisa waxaa Ka baxay wafti sare oo fooxa ka baxa buurta
Calmadaw layidhaa ka baxa, ee gobalka Sanaag, iibiyana saliida fooxa
,waxaa kamida shirkadda layidhaa: doterra . doterra oo magacan oo
latin, macnuhuna yahay (Gift of the Earth). Waxaa kaloo iyana wehlisa
shirkadda ingiriiska ugu wayn, ee soo saarta waxyaabaha laisku
qurxiyo,lana yidhaa Lush Cosmatics.
Shirkaddahani, waxay u tagayaan gobalka Sanaag, degmadda Ceerigaabo.
Mashaariic caawimo oo ay soo bixiyeen in la hirgaliyey oo kale ah, 40
hangar (warehouses) buuralaydda beenyaddu ka baxdo laga dhisaayey si
aanu roobku iyo hawadda looga ilaaliyo fooxa, si tayadiisa loo sugo,
waddo 43Km oo lacagteeda ay bixiyeen labo sano ka hor ,kana tagta
Ceerigaabo ilaa buurta beenyaddu ka baxdo ee calmadaw, General
hospital 1200 km badkuu ku fadhiyo kuna baxaysay $400.000. waxaa jiray
school boarding ah oo wax ka bartaan dadka buurta dagan ciyaalkoodu.
Mashaariic horumarineed oo dadka fooxa beerta loo sameeyo, sida :
Malabka, Beeraha.
Mashaariicdaas oo laga cunay Bulshadda ayey daba socdaan in la
hirgaliyey, waxaana cunay maamulihii hore ee wakaaladda xabkaha Mr.
Caarey iyo ganacsadihii ka danbeeyey in la magacaabo, Barkhad Jibriil
Hassan. Xaqlaha Shirkadda Asli Maydi.
Bulshaddii degaanka laga cunay , kazoo jeedda, ayaa cabasho ka
muujisay, markii W/Ganacsigu liiskankii beeshii waxaa cuntay ku
maamustay, loona sameeyey , agaasime waaxeed ka liisanka beenyadda oo
kaliya. Loona dhiibo gudoomiyihii wakaladda Beenyadda laga baa biyey.
Hab beelaysan, si aanay liisan u qaadan beelaha beenyadda ugu badan u
baxdo. Wuxuu soo saaray caaray warqad odhanaysa gobalka Sanaag, Burco
laguma bixin karo liisanka beenyadda, Xafiiskaa gaar ka aan maamulo
ayaa bixin kara. Waa dagaal dhaqaale oo cid gaara loo afduubayo,
liisanka beenyadda.
Waxaa kaloo laga cunay mashaariicdii danyarta beenyadda wax loogu
qaban lahaa, Caaray walaalkii mishiin lagu saliida sameeya fooxa ayuu
Norway ka soo iibsaday, markasuu Sanaag dhigtay. Barkhad Jibriil ,
owner ka shirkadda Asli Maydi warshad Gobalka Ceergaabo loogu talo
galay ayuu burco ka sameyeey. Midkoodna labadan nin malaha beero
beenyo, laakin beeshaas ay beenyadooda u tago xayteen waa kuwaa ka
cunaya mashaaricdii loogu soo dhiibay. Urur na u samaystay.
Waxaa ku soo biiray M/weynaha oo ay share ka siiyeen, shirkadda
Saliida Fooxa Soo saarta ee Burco. Kootona ugu xidhay liisankii
beenyadda beel aan beeyo ku lahayn Gobalka Sanaag.
Ahmed Ali Abdi

Latest News

  • Warbixin: Ardayda Ka Qalinjabisa Jaamacadaha Iyo Qorshe La’aanta Xukuumadda
  • Madaxwayne Farmaajo oo Warbixino Ka Dhagaystay Xubnaha Gollaha Wasiiradiisa
  • Maamulka Dawladda Hoose Ee Burco Oo Sheegay In aanu Shaqayn Mashruucii GPLG.
  • Daladda SONSAF Oo Ku Baaqday In Xal Laga Gaadho Muranka Xisbiyadda
  • Somaliland Oo Beenisay In La Xidhayo Xuduudka Somaliland Iyo Itoobiya

Latest Articles

  • WAARI MAYSIDE WAR HA KAA HADHO (WQL) Muhamed Dhimbiil
  • SU’AAL DADWEYNOOW?
  • WARQAD FURAN !
  • Fadeexada Ka Dhalatay, Kala Eexaysiga Madaxweyne Muuse Ee Jaamacada Inaadeerkii Iyo Jaamacada Burco. W/Q: Ibraahin Aadan Aw Qoobey
  • Af duubkii Dimoquraadiyadda Somaliland, Qore: Casha Miigane

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital