unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Tacsi Madxweyne oo ku Socota Qoyska Marxuun Ibraahin Ismaaciil Yuusuf

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay  Alle ha u naxariistee Marxuum Ibraahim Ismaaciil Yuusuf (Dhabbuuke) oo ku geeriyooday maanta oo ay taariikhdu ahayd 04/05/2018, magaalada Burco.

Madaxweynuhu waxa uu si gaara uga tacsi yadaynayaa geeridaasi wasiirka wasaaradda Horumarinta Caafimaad, Mudane Xasan Ismaaciil Yuusuf oo ay marxuumka walaalo ahaayeen.

Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga  Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

 

Aamiin Aamiin Aamiin

  Maxamuud Warsame Jaamac

Afhayeenka Madaxweynaha JSL.

 

 

           
 
 
 
                    Naasir Yuusuf Daahir
Director of the Presidential Media Department
Hargeisa – Republic of Somaliland
Line: 518390

Latest News

  • Shirkad Holandiis Ah Oo Ku Hawlan Soo Saaridda Hilibka
  • Madaxwaynaha Somaliland Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafti Ka Socday Dalka Uganda
  • Dowladda Somalia oo Awaamiir ka soo saartay Wadooyinka xidhan
  • Wariye Caan Ka Ahaa Saxaafada Soomaalida Oo London Ku Geeriyooday
  • Full:-Doodi Kululay Ee Golaha Wakiiladda JSL

Latest Articles

  • Wasiir Khaliil iyo Wasiir Sacad oo ku fashilmay
  • Hambalyo Ku Socota Arooska Guuled Yusuf X. Aadan iyo Fadumo Ibrahim Xuseen
  • Sanadkan dad nooceeya ayaynu dooranaa golaha deegaanka iyo Baarlamaankaba?W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
  • Maxey ka Bilaabantey Colaadda Foosha xun ee u Dhexeysa Beelaha Walaalaha ah Deegaanka Ceel-Afweyn Maxaase Udaawo
  • MAALINTA CAALAMIGA AH EE QUDUS ( JUMCAHA UGU DANBEEYA RAMADAAN )

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital