unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Reer Burco iyo Togdheer; Dawooyin halgu gurmado; by Fuaad Qawdhan

Fu’aad Qawdhan | June 3, 2017
 Walaal burco waxaa ku habsadey iyo thogdheerba shuban biyood isku rogey daacuun, dadkina fara baas abaartu  daashateyna   habeen iyo malinba 15 qaf ku hdimanayaan maggalada burco;
                           BURCO WAXEY U BAHAN TAHEY DAWOOYIN  IN LALA GAADHO
Waa in dhamaan bulsho weynta somaliland iyo dhakhaatiiretuba iyo dhamaan farmisyadu ku cawiyaan dawooyin iyo aqoon , waa iney dadkooga ka joojiyaan ilahey ka sokow shuban biyoodka ku habsadey, taajiriintuna u geeyaan raashin dadku cunaan, fadhiga halla kaco.
                                           Waxyaabaha lagga hor tagi karo shubian biyoodka

Shuban biyood(cholera)

Waa maxay shuban biyoodku?
Shuban biyood ku waa cudur ku dhaca xiidmaha yar yar ee aadana,
*waxa sababa becteriya taas oo ku jirta biyaha wasakhoobey ee lacabo,
*Waxa lagu gartaa xanuunkaan wuxu ku bilowdaa xanuunyar oo dhanka caloshaa iyo qandho kooban ilaa xaalad shuban daran,hunqaaco iyo murqaha oo isbadala…

*Waxa looga hortagaa biyo nadiifa oo aad cabtid xiliya barakaca iyo roobabka biyaha fariisiya iyo ceelal gacmeedka wasakhoobey

*waxa lagu daweeyaa (ORS= oral rehaydration salt) inla siiyo waa cusbo iyo sonkor isku diyaarsan taas oo soo celinaysa dheecaankii baxay ee qof…
*hadii aad weyd ors ta waxa isku qasaysaa 2qaado oo sonkor ah iyo halqaado oo cusbo hafl littre oo biyo ah ku qas kadibna sii qofka xanunsan ama cab hadii aad xanunsan tahay..

Image may contain: one or more people
WAXA UU YAHAY SHUBAN BIYOODKA BA’AN/ DAACUUNKU IYO
SIDA
LOOGA HORTAGO, WAXNA LOOGA QABTO
Daacuunku saacado yar ayuu wax ku dili karaa, laaki
in waxaa jira siyaabo fudud oo looga hortegi karo i
n
qofku qaado, sidoo kalena way fududdahay in la dawe
eyo haddii qofka uu ku dhacaa helo gargaar isla
marka xanuunku yahay bilowga. Xasuusnoow in 10kii q
ofka ilaa 2 qof oo keliya lagu arki karo calaamadah
a
lagu garto xanuunka ayna u soo dhici karaan xanuunk
a, laakiin 8 qof oo ka mid ah 10kii qofba ayaa cudu
rka
sida oo faafinaya. Sidaa awgeed, waa lagama maarma
an in qofkaas u hogaansamo talooyinka la xiriira
nadaafadda wanaagsan.
Waa maxay daacuun?

Daacuunku waa cudur shuban ah oo keena fuuqbax (iya
da oo jirka qofka ay dhamaadaan biyaha iyo
cusbada)

Daacuunku saacado yar gudahood ayuu wax ku dili kar
aa haddii aan la daweeyn

Calaamadaha lagu gartaa waa
o
Shuban biyo ah oo tiro badan maalin walba. Shubank
u waxa uu u egyahay fuudka bariiska oo kale.
o
mantag
Sidee ayuu daacuunku ku faafaa?

Jeermiska daacuunka waxaa laga helaa saxarada qof
cudurku asiibey ama ku dhacay

Daacuunka waxaa lagu gudbiyaa gacmaha wasakhda leh,
biyaha iyo cuntada ay saxaradu sumaysay/ faddareyse
y.
Haddii aad qof uga shakido Daacuun
Islamarkiiba …

Bilow inaad siiso ORS (Dareeraha Milixda Fuuqcelinta
ah)

Raadi daryeel caafimaad maaddaama daacuunku saacado
yar gudahood wax ku
dili karo. Daryeelka waxaa loo raadsan karaa xarunt
a caafimaadka ama Xarunta
Daaweeynta Daacuunka ee degaanka ku yaalla.

Sii wad inaad qofka siiso ORS inta loo sii wado goo
bta caafimaadka.

Sii wad ilmaha la nuujiyo naaska haddii ay leeyihii
n shuban biyo ah, xitaa inta loo
sii wado xarunta daaweeynta.
Haddii xirmooyinka ORS la heli karo, hubi in la qaa
do tallaabooyinka saxda ah si loo
qaso dareeraha, oo keliya la isticmaalo biyo nadiif
ah. Qofka sii ORS ugu yaraan 5
ilaa 7 goor maalintii. Xitaa haddii aan la hayn xir
mooyina ORS waxaa lagama
maarmaan ah in lagu beddelo dareere la cabbo sida m
araq si aanu qofku u fuuq-
bixin inta lagu sii wado goobaha caafimaadka. Ha la
iska jiro cabitaanka sonkorta leh.
Inta la xannaanaynayo qofka looga shakisan yahay Da
acuunka …

Ku dhaq gacmaha saabuun, dambas ama dareere kolorii
n ah ka dib marka aad daryeel siiso dadka
xanuunsanaya, – markaad taabato saxaradooda, mantag
gooda ama dharkoodaba.

Ha faddareyn isha/goobta biyaha adiga oo ku dhex d
haqaya dharkaaga ama dharka qofka xanuunsanaya.
Dharka waa in lagu dhaqaa dareeraha koloriin ama bi
yo la karkariyey oo lagu dhex rogrogo. Dharka ku
engeji adiga oo ku waraya meel qorrax leh.

Ku dhaq musqulaha iyo meelaha laga yaabo in qof ku
shubmey ama ku matagey dareeraha koloriin ama
saabuun.

Ogeysii una sharax habka ugu wanaagsan ee nadaafadd
a loo dhawri karo qoyska qofka xanuunsanaya ama
dadka la leh xiriirka taabasho.
 ilahey baaa mahad iska leh innaga dhigey muslin
waxaa qorey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada london woolwich
salaanmedia.com
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
facebook fuaad qawdhan
07722951803fuaad

Latest News

  • Daawo: Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka Ayaa Duqayn ku Laayay Todoba Qoys Oo Ka Soo Wada Jeeda Hal Qoys
  • Daawo:Bandhiga Suugaanta Abwaan Xasan Ganey oo lagu Qabtay Magaalada Hargeysa
  • Daawo:Xafladda Furitaanka Sannad Dugsiyeedka Dugsiga Cabdalla NUuri ee Magalada Burco
  • Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabka
  • Daawo:Taageerayaashii Siyaasi C rashiid Xasan Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Uu Kaga Baxay Xisbiga Waddani

Latest Articles

  • Gabay cusub oo la magac-baxay Hoga-tusaale
  • Waa maxay sababta horjoogayaasha Al-shabaab dawladu Rooga-Cas ugu dhigtaa,dhalinyartana Tiirka Toogashada lootagaa?W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
  • Shirkadaha Dahabshiil Group waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan Xasan Cabdi Cawed
  • Waxaan Godobteedu Hadhin, Gar Aad Leeduu Og-yahay, Nin Kaaga Masuugay Gole ( daacad Alle Yaqaan)!!
  • Fadeexado Dul Hoganaya Maamulka Gobolka Daadmadheed

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital