unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Maayirka iyo xigeenka Hargeysi way ku guul daraysteen shaqadii loo doortay .

 

Maayirka iyo ku xigeenka caasimada Hargeysi waa labo masuul oo ku guul daraystay shaqadii ay shacabka magaalada Hargeysi u doorteen waxa loo baahan yahay in xubnaha golaha deegaanka caasimada dalku ay shir degdega ka yeeshan labadan saaqid waa maayir cabdiraxman solteco iyo cabdi casiis cagaweyne  ,waxaana golaha u soo jeedin lahaa inay si degdega looga qaado xilka ay golaha iyo caasimada dalka u hayaan , waxaana anigu ku dhaliilayaa waa labada masuul ee ku guul daraystay inay dhamaystiraan wadada halbowlaha u ah caasimada waa wadada earporka waana isha iyo muuqalka ugu horeeya ee isha caalamku ay ku dhacayso marka wadanka la soo galo ,

Runtii  mudadii ay xilka hayeen labada masuul waxa xad dhaafay musuq-maasuq iyo boobka hantida guud ee caasimada sida boobka garoomada iyo goobihii danta guud taas oo qofkasta looga baahan yahay difaaca hantida guud ee dalku leeyahay sida darteeda waa in labadan ay goluhu ka tashadaan si loo badbaadiyo hantida umada  leedahay .

Shantii sanadooda ay golaha joogeen shaqada golaha deegaanku waxay ahayd  mid fadhiida taasan waxa tusaale u ah inay wadaadii 150 ee waqooyi hargeysa ay dayac iyo baba  ka jiro taas waxa ka daran qashinka caasimada buux dhaafay ee goob kasta yaal , sida darteeda caasimadu waxay u baahan gurmad

Qalinka : Gedi bade

Seattle Washington

Email: gedibade039@gmail.com

 

Latest News

  • Warbixin: Xaalada Degaanka Tukaraq Iyo Wararkii U Dambeeyay.
  • Shir Ku Saabsan Gargaarka Binu aadanimo Ee Somaliya U Baahan Tahay 2018-ka Ayaa Lagu Qabtay Hargaysa
  • Daawo: Xogla,aanta Warabaahinta Maxaliga ah Ee Safarada Madaxweynaha Somaliland
  • Barmaamij Ku Saabsan Xirfada Cunta Karinta Haweenka
  • Hay’adaha Qaramada Midoobay Ayaa Cambaareeyay Go’aan Maraykanku Ku Jaray Gargaarka Falastiin

Latest Articles

  • Maxaa inoo diidaya inaynu ciyaarno doorkeena siyaasadeed ee Gobolka inagoo bilaa aqoonsi ah! W/Q Mohamed Abdirahman
  • Tacsi Tiiraanyo Oo Leh Oo Ku Socda Marxuun Aadan Siciid (Aadan Dooc) Oo Ku Geeriyadoy Burco.
  • African Borders Are Based On Land, Not On Clans..Ibrahim Hassan Gagale
  • Farmaajo Dab buu ku ciyaarayaa. (Farmajo is playing with fire)…By: Ali Xaruuri
  • TACSI KU SOCOTA MARXUUMAD RUUN DAAHIR QODAX OO KU GEERIYOOTAY DALKA INGIRIISKA

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital