unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Isuduwihii Waxbarashadda Sanaag Marxuum Aniis Saalax.

Garaad: Maxamed Jaamac Bootaan ,Cabdi Jaamac Bootaan ,Mahad Faarax Cabdilaahi ,Isuduwe Cabdi Maxamed Ismaaciil , Eng: Maxamuud Faarax Guray ,Aqooyahan: Cajab Maxamed Cajab ,Maxamed Muuse Qaasaal ,Aqooyahan Cabdi Dhoodi ,Eng: Muuse Ciise ,Mawliid Colaad ismaaciil ,Siciid Cabdiraxmaan M Cajab ,Maayirka Maydh Sheikh Xuseen Cabdiraxmaan  ,Oday Cabdi Xooje.

Dhamaan dadkani ,waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii ,Qaraabadii ,Bahdii Waxbarashadda iyo Qarankii uu ka baxay Alle Haw Naxariistee Marxuum Aniis Saalax X: Xasan isuduwihii Wasaaradda Waxbarashadda gobolka Sanaag oo Khamiistii maanta ku Geeriyooday Shil Baabuur oo ka dhacay Jidka u dhaxeeya Burco iyo Sheikh.

Waxaaney Marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu Janadii Fardowsa ka waraabiyo ,Qoyskii iyo Qarankii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

AAAAAAMIN     AAAAAAAMIN      AAAAAAAMIN   AAAAAAAMIN.

Latest News

  • Barmaamij Ku Saabsan Doorka Muslimiinta Marykanka Ku Nool Iyo Arimo Kale
  • Ka Digista Fidnada – Sh Cabdilaahi Barbaraawi
  • Siyaasi Dhoola yare Oo Ka Hadlay Hadallo Ka Soo Yeedhay Taliyayaasha Ciidamada
  • Beelihii Ku Diriray Degaanka Ceelafweyn Oo Kala Qaatay Diyaddii Dadkii Ay Kala Dileen
  • Siyaasiyiin Iyo Odayaal Fariin Culus u Diray Guddiga Doorashooyinka Iyo Xukuumada

Latest Articles

  • Codbixiyeyaal Kala Fog. WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare).
  • Yaa ka danbeeyay Baaqii dhagaraysnaa ee Balfour? Taageerayaashii iyo asaasayaashii waddanka yuhuuda. Maxamed Ibrahim Saleban
  • Samaale ma wuxuu noqday ninkii daadka ka reebay ninka ay colka yihiin?..WQ Suxufi Maxamed Siciid (Xarrago)
  • Cugasho:Maanso Cusub Oo Tiriyay..Ismaaciil Qorsheel.
  • Toban Qodob oo ku saabsan Columbia iyo One Young World 2017;

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital