unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

TACSI: Akaademiga Nabadda iyo Horumarka – Somaliland

Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, Maxamed Faarax Xirsi, Sahra Maxamuud Maxamed, Maxamed Cabdi Cumar, Cumar Aadan Yusuf, Boobe Yusuf Ducaale, Maxamd Siciid Gees, Xuseen Cabdillaahi Bulxan, Maxamed Cismaan Fadal, Xasan Cumar Halas, Siciid Axmed Maxamud, Muuse Jamac (Muuse Xisbi), Cabdi Maxamed Axmed (Xarbi), Cabdi Maxamed Aadan (Rubaax), Maxamed Cabdillaahi Cabdi, Carafaad Samir Maxamed, Ayanle Ahmed Cumar, Maxamed Xussen (Mu’adinka), Caasha Maxamed Nuur, Harun Yuusuf, Khadar Maxamed Guuleed. Dhamaan dadkaas oo isugu jira BoD  – APD, Madaxdii hore uga soo shaqeysay Akaademiga Nabadda iyo Horumarka iyo kuwa qaar ka mid ah kuwa iminka ka shaqeeya, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii uu ka baxay  Marxuum Cabdiraxmaan  Cismaan  Raage iyo dhamaan Reer  Cismaan Raage, waxayna uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada iyo shacabkana uu Samir iyo Iimaan saadiq ah ka siiyo. Aamiin….Aamiin….Aamiin.

Latest News

  • Barmaamij Ku Saabsan Doorka Muslimiinta Marykanka Ku Nool Iyo Arimo Kale
  • Ka Digista Fidnada – Sh Cabdilaahi Barbaraawi
  • Siyaasi Dhoola yare Oo Ka Hadlay Hadallo Ka Soo Yeedhay Taliyayaasha Ciidamada
  • Beelihii Ku Diriray Degaanka Ceelafweyn Oo Kala Qaatay Diyaddii Dadkii Ay Kala Dileen
  • Siyaasiyiin Iyo Odayaal Fariin Culus u Diray Guddiga Doorashooyinka Iyo Xukuumada

Latest Articles

  • Codbixiyeyaal Kala Fog. WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare).
  • Yaa ka danbeeyay Baaqii dhagaraysnaa ee Balfour? Taageerayaashii iyo asaasayaashii waddanka yuhuuda. Maxamed Ibrahim Saleban
  • Samaale ma wuxuu noqday ninkii daadka ka reebay ninka ay colka yihiin?..WQ Suxufi Maxamed Siciid (Xarrago)
  • Cugasho:Maanso Cusub Oo Tiriyay..Ismaaciil Qorsheel.
  • Toban Qodob oo ku saabsan Columbia iyo One Young World 2017;

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital