unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

AYNU UGU QUUSGOYNO GAALADA OO AYNU KA DHISNO MASAA,JID WEYN

 

eerwry
AYNU UGU QUUSGOYNO GAALADA OO AYNU KA DHISNO MASAA,JID WEYN…..

Asalaama calaykum waraxma tulaahi wabarakaatu Magacaygu waa Nimco waxaan aad uganaxay kiniisadii Hargeisa diblooga fuuray oo murugo iyo walaac badan dhamaanteen aan ka muujinay laakin alxamdulilaah dowladeena sharaftaleh ayaa gaashaan ka kudhufatay oo joojisay arintaas go,aana adegna kasoo saartay in albaabada loo laabo kadib markii ay culumadeena sharafta lehi ka nadwootay saas daraaded anigoo arinkaa sii daba socda ayaa Maqaalkan sooqoray aan halkudhiga ugadhigay (BOGCADAAS AYNU UU QUUSGOYNO GAALADA OO AYNU KA DHISNO MAS,AAJID WEYN )saas daraaded walaalahayga muslinka ahoow waxa taagan kaalinteeni aynu bogcadaas kaga dhisi lahayn mas,aajid weyn sida ugu dhakhsiyaha badan si ay meesha uga baxdo ku xisaabtanka gaaladu ku xisaab tamayso meesha ay kutaalo kiniisadu oo 70 sano ka hor laga dhisay meesha sida lasheegayna ay ku taami jireen weligeed in mar,uun lasoo celindoono kucibaadeysigeedi kinisaddaas taasina haday uhirgasho ay gobolada kalena ka furtaan iyaga oo ku andacoonayaa wadenka waanu idiinla joognaaa caawimooyin baden waa idiin siinaa markaa kuwayaga caasimada joogina waa inay helaan goob ay ku cibaadaystaan waa siday islahaayeene haddaba anoo lahadlayaa cidkaste oo islaam ah oo arinkaas ka damqatay gaar ahaan soomaaliland ama waddamada ay jaarkana ee Somalida ah culimo awdiin rag ,dumar , waayeel,dhilinyaro meelkaste oo dunida ka joogaan aynu u kacno diinteena meecaan oo aynu muujino jeceylka aynu uqabno Diinta islaam ee suuban inaga oo muujinayna weyneyn teeda iyo qiimaha ay leedahay Diinteenu walaayaal ILAAHAY SUBXAANA WATACAALAANA XASANAAD IYO AJAR AAD UWEYN AYUU INAGA SIIN DOONAA abaalmarin aad uweyna weynu heli doona aduun iyo aakhiro e aan kacno si goobtaas uga dhisno BAYD ILAAHAY oo lagu cibaadeysto sida ugu dhakhsiyaha bedan insha allah guntii iyo gabagabadii balanteenu waa inaan isku duuban ukacno ka dhisida Mas,aajidka weyn goobtaas Insha Allah BI,idmilaah Kareem.
W.Q.Nimco A.A (Nimcokhayriya) Nimokhayria@gmail.com
Guul iyo Gobonimo Diinteena Suuban

Wabilaahi towfiiq…………………………………

Latest News

  • Xukukamada DF Oo Ka Hadashay Deeqdii Dawlada Maraykanku Siinjirtay Malatariga Somaliya
  • Muadaharaad Rabshado Wata Oo Ka Dhacay Magaalada Boorama
  • Kulan Lagu Soo Bandhigayay Taariikhda Qadiimiga Magaalada Qudus Oo Lagu Qabtay Hargaysa
  • Ugu Yaraan Ilaa 60-Qof oo Somali ah lagu Dilay Maamulka Degaanka Oramada
  • Kulankii u Horeeyay Ee Gollaha Wasiirada Xukuumada Muuse Biixi Iyo Nuxurkii Lagaga Hadlay

Latest Articles

  • Maxaa Cashar laga Baran Karaa Tartankii Doorashada Madaxtooyada 2017 ??.. By: Cali Xaruuri
  • Qormo Kooban Oo Hugotusaale u ah Madaxweynaha La Doortay Mustafe Adam kibaaro@gmail.com
  • FARRIIN KU SOCOTA MADAXWEYNAHA LA DOORTAY W/Q. Maxammad Saleebaan Cumar
  • Madaxweyne Muusow laba uun Yeel Waad Guulaysane Qalinkii Cabdi Cawiye
  • Booska hebel baan ku socdaa ???? By:Barkhad-ladiif M. Cumar

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital