unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Tacsi ku Socot Marxuud Caaqil Cali Liibaan Jaamac Xasan oo ku geeriyooday Burco.

 

Dhamaan  Reer Dubad Maxamed(Dubad Dhegoole), Waxay Dhaleen iyo  Waxay  Sii Dhaleen, Reer Axmed  Digaale,Halac Dhegoole, Yasir  Maxamuud  Karaani, Xaamud  Good,  Xinno ,   Cabdi Good, Xuseen Girgire ,Siciid  Xaaji  Axmed ,Axmed Jawhari,Anwar Sheekh,Eng.Cabdi   Cali  Jaamac,Maxamuud Cali Jaamac Malow,Cheif

Caaqil  Aaadan Axmed Cilimi,Cali Hawd Warsame,Dhamaan Dadkani waxay Tacsi u dirayaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuun Caaqil Cali Liibaan Jaamac Xasan oo 6-6-017.Ku Geeriyooday  magaalada Burco

xarunta Gobolka Togdheer,waxaanay leeyihiin   Eheladii iyo Iyo Qiyskii uu ka baxayna Samir  iyo  iimaan Eebbe haydinka  siiyo ,Marxuuna Jannadii eebe ha ka waraabiyo,Waxaanay Si  Gaara uga Tacsiyadaynayaan Cabdi Salaan Dubad  Maxamed  oo uu Soddoga  u ahaa  marxuunku.

Latest News

  • Xukukamada DF Oo Ka Hadashay Deeqdii Dawlada Maraykanku Siinjirtay Malatariga Somaliya
  • Muadaharaad Rabshado Wata Oo Ka Dhacay Magaalada Boorama
  • Kulan Lagu Soo Bandhigayay Taariikhda Qadiimiga Magaalada Qudus Oo Lagu Qabtay Hargaysa
  • Ugu Yaraan Ilaa 60-Qof oo Somali ah lagu Dilay Maamulka Degaanka Oramada
  • Kulankii u Horeeyay Ee Gollaha Wasiirada Xukuumada Muuse Biixi Iyo Nuxurkii Lagaga Hadlay

Latest Articles

  • Maxaa Cashar laga Baran Karaa Tartankii Doorashada Madaxtooyada 2017 ??.. By: Cali Xaruuri
  • Qormo Kooban Oo Hugotusaale u ah Madaxweynaha La Doortay Mustafe Adam kibaaro@gmail.com
  • FARRIIN KU SOCOTA MADAXWEYNAHA LA DOORTAY W/Q. Maxammad Saleebaan Cumar
  • Madaxweyne Muusow laba uun Yeel Waad Guulaysane Qalinkii Cabdi Cawiye
  • Booska hebel baan ku socdaa ???? By:Barkhad-ladiif M. Cumar

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital