unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya oo la kulmay Guddoonka labada Aqal

Muqdisho (Togdheer news )Hoggaanka ururrada bulshada Rayidka ayaa bilaabay kulamo gaar-gaar ah oo ay la qaadanayaan Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Saacadihii u dambeeyay Hoggaanka ururrada bulshada rayidka waxay kulan gaar ah la qateen Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan waxaana ay sida la sheegay kala hadleen arrimaha doorashooyinka dalka.

Sidoo kale waxay kulan kale gaar ula yeesheen Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo ku-xigeenkiisa koowaad Abshir Bukhaari waxayna kala hadleen isla arrimaha doorashooyinka dalka iyo sidii loo gaari lahaa is fahan siyaasadeed.

Wararku waxa ay intaas ku darayaan in ururada bulshada Rayidka ay bilabeen dadaallo xal loogu raadinayo khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay arrimaha doorashooyinka dalka kaas oo xoogiisu uu ka dhex aloosanyahay madaxda dowlada federaalka iyo qaar ka mid ah kuwa dowlad goboleedyada

Latest News

  • Warbixin Ku Saabsan Taariikhdii Iyo Noloshii Qaar Ka Mida Culimada Islaamka Oo Bilihii U Dambeeyay Geeriyoday
  • Kenya Oo Baadhaysa Maydka Safiir Dhintay Isaga Oo Lacag Kala Baxaya Baan Ku yaal Nayrobi
  • Warbixin: Saddexdii Madaxweyne Ee Somaliland Iyo Saddexdii Sanno Ee U Horeeyay
  • Hay’adduhu Waxa ay Abuuran baahida ” Wasiir Gafaadhi
  • Doodii Ugu Adkayd Ee Dhexmarta Musharaxiinta U Tartamaya Doorashada Maraykanka

Latest Articles

  • Cali Khaliif Galaydh Miyaanu Ahayn Muwaadin Somaliland u Dhashay?
  • Hadalkii Buuni Ee Jawaabta Maxamuud xaashi Waxa Uu Isoo xasuusiyay Silsiladii Guba. W/Q. Mustafe Axmed Maxamed Geeddi
  • Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? W/Q Cabdiraxmaan Cadami
  • Sheekh Maxamed oo baraarujiyey arrimaha qofka diintiisa islaamka ugu sugmayso.
  • HOGAANKU WUU TEGI DOONAAYE , HAL AYNU ISLA OGAANO !!! Muxamed Dhimbiil

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital