unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Gurmadka ABAARTA ..Aadan Nuur.

Gurmadka  ABAARTA , madaxweyne siilaanyo  10.milyan $.    ayaa ku dul yaalla .

Marka masiibo dhacda waa lakala baxaa,waxaa la ogaadaa  qofka saalixa ah iyo daalixa(mid xun) dhibaatada  maanta inagu habsatay qofba dareen bay u leedahay,hadaynu runta isu sheegno oo khayaaliga iyo riyada ka baxno waa halkii inoogu dambaysay, dhaqaalaheenu wuxuu ku tiirsan yahay xoolaha haday meesha ka baxaan ma jirayso magaalo qurux badnaanaysa,macaluushuna way saamayn doontaa miyi iyo magaalo,waxaana dhici doonta haddan xagga Rabbi naxariis deg-dega laga helin kalama reeba.

Maxaa inaga gudboon:

1.xukuumadda iyo madaxweynaha waxaa saaran masuuliyadda ugu culus waxaa laga rabaa xaalad EMERGENCY ah oo loo huro maaliyad wixii yaal iyo gaaddiid inay bixiso dawladdu nin B.Baraag ayaa yidhi dawladdu miisaaniyadda haka bixiso 10.milyan oo doolar anigu waxaan lee yahay ka badan ayaa laga rabaa inay ku dhawaaqdo waa inay wasaarad kasta ka soo jarto mashaariicda horumarinta waayo waxaa la badbaadinayo naf baxaysa,hantida ummadaa baqtiyeysa ayaa iska leh iyagaa ugu mudan yaan meel kale laga door bidin aakhirona xisaab ayaa taal.

2.Ganacstada waaweyn haku deeqaan hantidooda boqolkiiba qayb ka mida ,wixii qafku baxsado ayuu leeyahay sida Nabi Muxamed  sheegay laakiin inta uu la hadho ma hubo inuu lee yahay iyo in kale.

3.qof kasta oo inaga mida waxaa la gudboon inuu ka qayb qaato badbaadada ummda xag dhaqaale,xag qaylo dhaaan,xag gurmad marba intii awoodiisu tahay.

Allaaah  ha inoo gar-gaaro xaqana ha inna tuso.

ADAM NOKIA        shalqane@hotmail.com

Latest News

  • Daawo:Bulshada Magaalada Laascaanood Ayaa Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyay Joojinta Qaadka
  • Daawo:Siciid Xaaji Axmed Ayaa Qado Sharaf u Sameeyay Wefdigii Xisbiga Waddani magalada Burco
  • Daawo:Magaalada Oodwene Ayaa Lagu Gardaadiyay Naadi Akhris Oo Lagu Magacaabay Cali Sugule
  • Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa Ka Qayb Galay Mashruuca Horumarinta Dawlaha Hoose oo lagu qabtay magalada Boorama
  • Daawo:Guddida Anshaxa Doorashada Oo Ka Warbixiyay Cidda Ay Ka Reebban Tahay Ololaha Xisbiyadu

Latest Articles

  • Oromada iyo Soomaalida Qaad wax ka weyn ayaa ka dhexeyaa!
  • Wal walka iyo kalsooni darada ka qabta garsoorka dalka.Cartan Maxamed Jamac
  • Baroortu Orgiga Ka Weyn: Doorashooyinka Somaliland: Axmed Maxamed Diiriye )(Toorno), ahmedmdiriye, Hargeysa
  • Maxakamad Siyaasadi Turuqday,Tallo Ha Way Diinin( Dr Daacad Alle Yaqaan)!
  • Af lagaado & Cay midna eedu kuma sama!

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital