unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Talo lafo-gurka ama gorfeeynta buugta ku aaddan

 

“Maadaama, kacdoonxoogganoodhinacaqoraalka ah guudahaangeyigaSoomaaliyeedkacurtay, dad badannaay u holladeen in ay wax qoraan.Isla-markaa,qoraalkuka mid noqdaywararkauguxiisahabadan, ugunahadal-hayntabadan. Inkastaooaanqofahaanjeclaanlahaa in dadkuakhriskaiyoqoraalka ay mudnaantasiiyaanakhriska. Isla kolkaa ay wax qoraandadkauguakhriskabadan;sababtunawaxaweeyaanxogtaugubadaniyagaahelaya. Walaw, haddadadkii wax akhriyilahaa ay wax qoreen, kuwii wax qorilahaana ay wax akhriyaan. Is-dhaafkaasiwuxukeenay in buugbadanoosoobaxday ay madhnaadaanoomagackaliyauunahaadaan.

Haddiiqofka wax qoraaan dib wax baloogaweydiinwixiiuuummadda la wadaagay, waxaaanhoreugusiisoconaynaajidkamugdigabadanee la qaaday. Haddii se qofkastaoo wax qoraqoraalkiisa la lafo-guro, wax na dib loogaweydiiyo, waxadhacaysa in qoruhukabaaraan-deggo,waxauuummadda u soobandhigayo. Sidaadarteed, ayaan u jeclaystay in aangoortanqoraalkanidiin la wadaago. Anigookaskaku hay in ummaddaSoomaaliyeed ay saskaqabto in la falanqeeyo,lafo-guroama la gorfeeyobuugtooda.Waxaaan se kaafeefdhiganayaa in aananahaynqofkiikuhabboonaaeefarriintanidin la wadaagilahaa, maadaama, xirfaddaydaqoraal, aqoontaydaiyowaayo-aragnimadayduaanayidinkahaqab-tirikaraynbaahidamawduucan loo qabo.

Waxaaanqoraalkanugutalo-galayda’yartaarrimahaqoraalkaxiisaysaeeaanwaayo-aragnimoqoraallahayn” CabdinaasirAxmed Abraham.

 

Gorfeyntabuugtaaalaabawaxalagabilaabaamagacabuugga, magacaqoraha, goobtalagudaabacay, shirkaddadaabacdayiyotiradabogaggaeebuuggukakoobanyahay. Tusaale:Dharaaroxusuustood. Professor Gees. Hargeysa-Somaliland. Asal jet. 228. Bog.

Gorfeyntuwaa in ay hordhackoobanlahaato, taasooakhristaha u sahlaysa in uufahmonuxurkaqoraalgorfeyneedkaaga.Haddiihordhacanaadkabaaraan-degtooohadalkaugukoobaniyoereyoaad u xulatay in ay kufilanyihiinsoogudbintahal-muceedyadabuuggaeeaadlafo-gurayso.Waxawanaagsanin nuddaama (Paragraph-ka) uguhorreeyaaadkuxusto; Magacabuuggaiyoqoraha. Waxaintaaaadkuladhi,qayboka mid ah tusmadabuugga, u jeedadabuugga. Iyadoo ay kuucaddahayjaadkaakhristiyaashabuuggubartilmaameedsaday. Ma rag baa misewaahaween? Ma reermiyi baa misewaareermagaal? Ma dhallinyar baa misewaawaayeel?

 

Intaakaddib, nuxurkaqaybahabuuggaeeaad door-bidday in aad wax katidhaa, ayaad wax kataataaban, adigaooKolmoama Quotations (“  ”)galinayaweedhaqoraha.Qurubkaqoraalka ah eeaadsoogaroocday,waxaaadkuqorikartaa, far-dhuudhuubanoojiijiifta.

 

 

 

Weydiimahaaad wax iskaweydiinkartointaaadkujirtoubucdaqiimeyntaadaamalafo-gurkaagabuuggankuaaddan, waxaka mid ah;

  1. Buuggusiqummaati ah ma u abbaarayhal-aroorkaqodobkadooddiisa?
  2. Ma muuqataa wax aad u aragto in buuggugafayoohabboonaanlahaa in uuxuso.
  3. Waa maxayqodobbadauguwaaweyneeqoruhubuuggakuxusay?
  4. Caddaymoheerkee ah ayuuqoruhubuuggakusoobandhigay? Sidee seluuguqancikaraa?
  5. Sideebuugganixidhiidhulaleeyahay, buugta kale eeislamawduucan wax kaqoray?
  6. Buuggani ma madi baa “Unique”? Si kale haddiiaan u dhigno, ma buugaragticusuboohorlehwax kueegay baa? Misekuwiihoreuunbuu la mid yahay?
  7. Horuhuislamawduucanqoraallohoreama kale ma kasameeyay?
  8. Ma jiraanqodobbocayimanoobuuggankuxusankuwaasooaanlaguqanci Karin amafahankaqaabdhigaalkoodukakanyahay?

 

Qaarkaugudambeeyaeegorfeyntaadawaxaaadkuxusiaragtidaadaamaqiimayntaadakusalkalehwixiikaagabaxaybaadhitaankaagiiiyoakhriskabuuggan.

 

Gunaanadkagorfeyntaadaayaadkusooaf-meeri.

 

Talooyin guud

Hubidhigaalka “Orthography” Dhigaalkuwuxu u qaybsamaalabawaaxoodookala ah; Naxwe (Grammar) iyoHeshiis (Convention)dhigaalkakuabtirsadaNaxwahawaaqasab in qofkukataxadiraa, qofkiijabiyaanawaakueedaysanyahay. Sidaadarteed, ayaylaga-ma-maarmaan u tahay in aadsaddexiyo afar goor dib u akhridoqoraalkaaga, siaadiskagahubiso in ay kuhoosmareen, gafafdhinacahiggaadda ah, kuwaxaggaxeerka ah “Grammar” iyoqaarguudahaanasluubtaqoraalka ah.

Si qoraalkaagaakhriskiisaluuguraaxaystoooaan loo dhibsankataxadir in aad is-daba-geliso.Nudama paragraph markaaaddhammaysabahubi in ay farriintii ay xambaarsanaydsidiiuguwanaagsanayd u gudbisay. Dhigaalahaaniyoxulashadaereyadalabadaba.Hubi in aadsoaaf-jartayhadalkanudda. Kaddibnaadeegsosumaddajoogsiga (Full stop) Nudda kale meerisugub ah (New line) kubilaw, meeriskauguhorreeyaanawaa in uuxaraf-weyne (Capital letter) kubilaabmaa. Sidoo kale waa in aadxidhiidhqummankadhexaysiisolabadaNudood.

Qoraalkaagu ha kookoobnaado, kaalin-galna ha ahaado. Toos u abbaarqodobkaaadkahadlayso. Luuqaddaugusahlanee ay fahmikaraanakhristayaashaadukuqorfalanqayntaada.

Kadigtoonow! In aadkhaladday, magacaqorahabuuggaaadgorfeynaysoiyomagacyadabuugtauuqoruhucuskadayamaadigubaaadxigatay.

  • Iska-jir! Gafefka Kolmahaintabadanqoraayadalayliga ah kadhaca. Kuwaasooaankaxusikaro; In ay labadakolmoodeeaalaaba loo adeegsadohadallada la sooxigtobannaankaugasaaraanastaamaha ay kamidkayihii; Sumaddajoogsigaiyosumaddahakadka.

 

Tusaale

“Macmacaankawaanjecelahay”.AyuuyidhiAxmed. Waxaaanaykusaxsantahay;

“Macmacaankawaanjecelahay.” AyuuyidhiAxmed.

  • Khalad u adeegsiga sumadaha hadalka(Mispunctuation)Dad badanoo wax qoraayaasikhaldan u adeegsadasumadahahadalka, waxaaanay u badanyihiinkuwanhooskuqoran;

Ax!!! Halkansaddexsumadoodoosumaddalayaabka ah ayaakuqoran, dadka wax qoraintabadaniyagoodamacsan in ay kuxoojiyaandareenkoodaayaylaba-jibaaraanamasaddex-jibaaraansumaddahadalka.Taasoodeel-qaafkuah xeerarkasumaddahadalka.Hogo-tuskalabaad; ….. Saddexdhibcoodookaliyaayaaxeerahaanshuruucdahaqoraalkuxalaaleynayaanadeegsigood.Waana (…)

 

  • Ereyda dareenleyda aheeaadqoraalkaagakudhexadeegsato ha kaillaawin in aadkuladhoastaanta la yaabka (!)Tusaale: Caku! Hoh!Alla!Naayaa!Waaryaa!Banay!Hoognay!Hoogtay!Ax!Kow! Bow! Tag!

 

 

Qoraalkaniwuxukadhashay, waayo-aragnimoaad u koobanooaandhaxlaymuddoaanqoraalkakudhexjirayiyoakhrisaankusameeyayshuruucdaqoraalkaiyonuxurqoraal ahoojaamacadda Indiana ay kasamaysaygorfeyntahannaanka loo maro.

 

Anigooqoraalkaygan bud-dhigugadhigaySiddeediyotobankaqodobeeasluubtahadalkaqeexaooaanraacdayntaydiicilmiyayntasuugaantaSoomaalidakagadhexhelaymaansada “SirtaNolosha” eeuucuriyayMaxamedWarsame “Hadraawi” kuwaasoo ah;

  1. Hadalkanasarweedhiisa,
  2. Unasaafqofkiiwaaya,
  3. Ha kateginsarbeebtiisa,
  4. Hana gelinsursuuroodan,
  5. Hana luminsargoyntiisa,
  6. Hana liqin san-gaabtiisa,
  7. Ha kusaxanbadheedhkiisa,
  8. Runtasogor-doh haw yeelin,
  9. Ha suul-daarindooddiisa,
  10. Sisibaawadaaggiisa,
  11. Sababeeabbaartaada,
  12. Hana badinsu’aashiisa,
  13. Sarrifkiyotilmaantiisa,
  14. Saddexereyhalkiidooni,

Soddonyaanaykaaqaadan,

  1. Siddi-qabaxi yay raacin,
  2. Sare haw dhig-dhiginluuqda,
  3. Gacantana ha saydh-saydhin,
  4. Hana odhan wax sawliila

Waankurajo-weynahay in ay in wax uunaadkadheeftayqodobbadanaqoontusal-dhigga u tahayee Rabbi kuilhaamiyay “Hadraawi”iyotalooyinkaygaaanaqoontabadankudhisnayneekakorreeya.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Latest News

  • Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Toddoba Xubnood Oo Ka Tirsan Mas’uulyiinta Xisbiga WADDANI.
  • Gudoomiyaha Degmada Duruqsi Ee Gobolka Togdheer Oo Shaaciyay In Ay 5 Qof U Geeriyooday Haraad Iyo Gaajo
  • Daawo:Murrashax Faysal Cali Waraabe Oo Ku Taliyay Inay Somaliand La Midowdo Imaaraadka Carabta.
  • Gudoomiye kuxigeenada Cusub Ee Gobolka Banaadir Oo Lagu Soo wareejiyay xarunta gobolka +Sawirada
  • Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Shaaciyey Inuu U Tartamayo Kursi Ka Mid Ah Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Waa Kursigee ?

Latest Articles

  • Guddiga Qandaraasyada Qaranka, Hanti Dhawraha Guud iyo Guddiga Musuqmaasuqu ha iscasilaan (Q. 2aad)
  • Dr. Moxamd Cisman Fadal iyo xaaskiisa Zeinab Yusuf X. Adan Waxay Tacsi U Dirayaan..
  • Qisso cajiib ah : Beenta aad caruurtada bartaa dib ayay kuugu soo noqotaa adiga..WQ/Khadar Ibrahim Aar
  • Ambassador Gaaruf Muu Abbaarin Xaqiiqada Iyo Waxa Keenay Sarrif Bararka: W/Q Cabdiraxmaan Cadami
  • DULIN ABAAREED…WQ Cabdijibaar Aaden Gaas

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital