unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

MAALINTA CAALAMIGA AH EE QUDUS ( JUMCAHA UGU DANBEEYA RAMADAAN )

Maalinta Caalamiga Ahayd Ee Qudus Waxaa Markii Ugu Horraysay 1979 Kii Ku Dhawaaqay Dawladda Eeraa, Si Loo Muujiyo Garab Istaaga Dadka Jumcaha Ugu Dabeeyay Ee Ramadaanka Sanadkasta Meelaha Aadka Magaalooyinka Kale Ee Yemen, Magaaloyinka Siiriya, Magaalooyinka Libnaan Ee Magaalooyinka Xisbilah Awoodda Ku Leeyay, Ciraaq Magaalooyin Kamida Dalka Dalka Eeraan, Waxaa Iyaguna Jira Meelo Kale Oo Reer Galbeedka Iyo Dalal Kale Oo Islaamka Ah Oo Banaan Baxyo Lagga Sameeyay Sida Indunuusiya,

 

Haddaad U Fiirsato Meelaha Lagga Xusay Waa Meelaha Shiicadu Maamusho Ama Awoodaha Ku Leedahay. Qudus Waa Qadiyad Islaam Ee Maaha Mid Sunniya Maanta Cid Dareenkaas Muujisay Ma Muuqato Taasi Ma Sheegayso In Aan Qadiyadaas Lagga Midays Nayn Iyo In Lagga Soo Horjeedo Toonna Laakiin Waxaa Cad Dalalka Carabta Iyo Sunniga Kaleba Ay Yihiin Lahaystayaal Iyo Danaystayaal Aan Damiir Iyo Dadnimadaba Lahayn,

 

Hadaan Usoo Noqdo Waxba Kama Duwanin Kuwan Danbe Ee Aan Sheegay Waxaaba Se Inoo Dheer In Dhalinyaradeeni Iyo Aqoonyahankeeni Oo U Batay Dad Qiyam Iyo Mab’Da Ay U Noolyihiin Jirin, Dad Aan Garanaynin Yaad Tahay ? Maxaad U Nooshahay ? Maxaa Lagaa Sugayaa? Diintaadda Iyo Dadkaagu Muxuu Kaa Sugayaa? Waxaan Aad Ula Yaabayu Todobaadkan Oodhan Waxa Facebook Haystay “Before Iyo After”, Taas Oo Macno Allaale Iy Macno Ay Ku Fadhidaa Jirin, Maanta Oo Ay Maalintii Quddus Ee Caalamiga Ah Ahaydna Cid Hadal Haysaba Aanay Jirin Waxaad Sidoo Kale Arkaysaa Madaxda Dalka Oo Maalmo Ciiddaa Ka Badan Oo Wadda Xusaya, Ka Hadlaya: Iska Qikiraysiinaya Iyo Waliba Hay’Addo Iyo Deeq Bixiyaal Lacag Badan Ku Bixinaya Maalmahaas!!!!!!.

 

Waan Aaminsanahay In Maalin Uus Qudus Xoroobi Doonto Oo Dhibaatada Ka Bixi Doonto, Laakiin Waxaan Hbin Inaan Goob Joog U Ahaan Doono Wxaan Kula Talinayaa Dhalinyaradda. Aqoonyahanka Iyo Indheergarabka Soomaalidu Inay Dalkaaga Iyo Diintaadda U Qabatay? Su”Aalahaas Iyo Kuwo Kale Oo Lamid Ahba Jawaabahoodda Ayuunbaa Kaa Dhigi Kara Qof Noloshiisa Micno Leedahay Ama Qof Iska Nool Sidda Xoolaha!!!!!.

 

WAA LA ISKA NOOLAANAYAA, NACASNIMO KA WAYNI MA JIRTO.

Latest News

  • Machadka Siyaadadda Oo Warbixin Kasoo Saaray Siyaadadda Somalia
  • Shirkadda Ethiopia Ailines Oo Bilaabeysa Dulimaadka Muqdisho & Addis Ababa
  • Madaxweyne Farmaajo oo u duulay dalka Turkiga
  • Shacabka Burco Oo Cabasho Ka Muujiyey Maamulka Gobalka
  • Wax yaabaha Ay Ka Wada Hadleen Madaxda Somalia iyo Jabuuti

Latest Articles

  • DUGSIYADA GAARKA LOO LEEYAHAY IYO GANACSIGA WAXBARASHADA W/Q: Cabdifataax Rashiid Maxamed (Arsenal).
  • Wasiir Khaliil iyo Wasiir Sacad oo ku fashilmay
  • Hambalyo Ku Socota Arooska Guuled Yusuf X. Aadan iyo Fadumo Ibrahim Xuseen
  • Sanadkan dad nooceeya ayaynu dooranaa golaha deegaanka iyo Baarlamaankaba?W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
  • Maxey ka Bilaabantey Colaadda Foosha xun ee u Dhexeysa Beelaha Walaalaha ah Deegaanka Ceel-Afweyn Maxaase Udaawo

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital