unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Showgii Qarni iyo Sahra Axmed Jaamac

Xaflad uu si heersare ah usoo abaabulay fanaanka waynee ruug cadaaga ah ee Xassan Bayle oo dhamaan aanay u kala hadhin fanaaniintii qurba joogta ahayd xafladan oo lagu maamuusayo fanaanada qiimaha iyo qaayaha kule dhamaan dhulalka afka soomaaliga lagaga hadlo ee Sahra Axmed Jaamac oo taariikh mugwayn kule gayiga soomaalida.

Xafladan oo ka dhici doonta galbeedka magaalada london markay taariikhdu tahay 15/07/2017 saacaduna tahay 08:00 PM – 03 AM

Hadaba waxa laga codsanayaa dhamaan dadka ku nool dalka UK inay si hagar la’aana ugasoo qayb galaan

fadlan Kala xidhiidh wixii faahfaahina
07574197341
07856 790300
07494 541184

HAMOOGAANIN OO HAKA MAQNAANIN

Latest News

  • Madaxweyne Geele ayaa dhagax dhigay Warshad Loogu Talagalay In Biyaha Badda u Besho Macaan
  • Magaalada Beledweyne Oo Gaadiid Lagu Kala Afduubtay.
  • Waxgarad Ka Hadlay Waaran Loo Soo Jaray Suldaan Maxamed Muuse Oo Ka Mida Madaxdhaqameedka Togdheer
  • Dawlada Federaalka Somaliya Oo Sheegtay Inay Qabteen Dad Looga Shakisan yahay Al Shabaab.
  • Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Heshiiska Shirka Galmudug Iyo Ahlu suna Oo Ka Dhacay Cadaado

Latest Articles

  • Hadalka Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia waa farriin culus oo ku wajahan Xaalad-abuurka Xukuumadda Xamar: Ali Xaruuri
  • Maxaa inoo diidaya inaynu ciyaarno doorkeena siyaasadeed ee Gobolka inagoo bilaa aqoonsi ah! W/Q Mohamed Abdirahman
  • Tacsi Tiiraanyo Oo Leh Oo Ku Socda Marxuun Aadan Siciid (Aadan Dooc) Oo Ku Geeriyadoy Burco.
  • African Borders Are Based On Land, Not On Clans..Ibrahim Hassan Gagale
  • Farmaajo Dab buu ku ciyaarayaa. (Farmajo is playing with fire)…By: Ali Xaruuri

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital