unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Tacsi Tiiraanyo Oo Leh Oo Ku Socda Marxuun Aadan Siciid (Aadan Dooc) Oo Ku Geeriyadoy Burco.

 

Kayse Axmed Digaale Xaaskisa ,Caruurtiisa iyo Dhamaan Qoyska Reer Axmed Digaale,Waxay Dhaleen Iyo Waxay Sii Dhaleenba Waxay Tacsi,tacsiTiiraanyo Leh u Dirayaan Eheladii, Qaraabiidii,Qoyskii Iyo Asxaabtii uu Ka Baxay Maruun Aadan Siciid(Aadan Dooc),oo Ku Geeriyooday
magaalada Burco,Kana Mid ahaa Aqoonyahankii Ka Soo Qaybqaatay Nabadeynta Beelaha Iyo Horumarka Togdheer,Waxaan Marxuunka Eebbe Uga Baryaynaa
Inuu Jannadii Fardowsa Ka Waraabiyo..Dhamaanteena Samir Iyo Iimaan Inaga Siiyo..aamiin..aamiin

Latest News

  • Daahir Riyaale Oo Khudbad Tariikhiya Ka Jeediyay Munaasibadda 18-May
  • Khudabadii Madaxwayne Biixi ee sanad guurada 18may
  • Prof Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Munaasiadda 18- May
  • Gudoomiyaha Golaha Guurtida JSL Oo Ka Hadlay Colaadda Ceel Afwayn
  • Ambassadorka Ethiopia u qaabilsan Somaliland oo ka hadlay 18 May

Latest Articles

  • SOMALILAND MA WAXBAA U DHIMAN MISE WAXBAA KA SI’ AH. W.Q Liibaan Shaadiro Qaybtii Labaad
  • TAARIIKHDA DAWLADA SUCUUDIGA IYO QAABKII LOO AAS-AASAY WAX KA BARO. Qormadii 22` aad .
  • Xasuustayda Weedho Kooban Oo AHN.Maxamed Nuur Giriig Ka Yidhi Sahra Axmed Jaamac: Q.2aad…
  • Muxuu yahay qorsha-hawleedka hayada Duulista iyo Madaarada Jamhuuriyada Somaliland??
  • Taariikh Nololeedkiisii: Godka Lagu JanneeHoygiisi Buu Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare) Tagee Duco Ku Sii Hooya.

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital