Tacsi Ku Socota Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir Oo Ku Geeriyooday Hargaysa
TACSI: Axmed Mire Maxamed, Ibraahin Cabdillaahi Xuseen(Dhegaweyne),Kayse Axmed Digaale.Cali Seenyo,Maxamed Tiriig, Dayib Quluumbe,Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse, Axmed Siciid Cige, Sh.Maxamuud Axmed Dalmar, Aadan Nuux Dhuule,Muuse Jaambiir, Bashiir Ibraahin, Siciid Quluumbe,
Axmed Jawhari,Maxamuud Dhegalaab,Cheif,Axmed Maxamed Daahir,Cali Hawd Warsame,Maxamuud Maxamed Warsame(Jaare), Xildh.Waabeeyo, Xuseen Cabdillahi Xuseen, Axmed Ilkacase,Cabdisamad Faarax,
Maxamed Nuur Caraale,,Maxamed Faarax Laangadhe,Iyo Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyskii,Qaraabadii,
Asxaabtii Iyo Bulshada Somaliland ee Ku Baxay Alle Haw Naxariistee Marxuun Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir,Oo Ku Geeriyooday Magaalada
Hargaysa Ee Caasimada Somaliland, Waxayna Leeyihiin Samir Iyo Iimaan,Marxuunkana Eebbe Jannadii Haka Waraabiyo..AMIIN..AAmiin.