Tacsi Ku Socota Marxuun Deyr Maxamed Cilmi Oo Ku Geeriyooday Burco
TACSI: Axmed Mire Maxamed, Ibraahin Cabdillaahi Xuseen(Dhegaweyne),Kayse Axmed Digaale.Cali Seenyo,Maxamed Tiriig, Dayib Quluumbe
Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse, Axmed Siciid Cige, Sh.Maxamuud Axmed Dalmar, Muuse Jaambiir, Bashiir Ibraahin, Siciid Quluumbe,
Axmed Jawhari, Maxamuud Dhegalaab, Cheif,Axmed Maxamed Daahir,Cali Hawd Warsame,Maxamuud Maxamed Warsame(Jaare), Xildh.Waabeeyo,
Maxamed Nuur Caraale,Maxamed Faarax Laangadhe, Cabdi Samad Faarax, Maxamuud Fadhiyare, Maxamuud Faroole, Siciid Caro-Baydhay Iyo Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyskii,Qaraabadii,
Asxaabtii Iyo Bulshada Somaliland ee Ku Baxay Alle Haw Naxariistee, Marxuun Deyr Maxamed Cilmi,oo Ka mid ahaa Odayaasha Iyo Waxgaradka Reer Togdheer Oo Ku Geeriyooday Magaalada
Burco , Waxayna Leeyihiin Samir Iyo Iimaan,Marxuunkana Eebbe Jannadii Haka Waraabiyo..AMIIN..AAmiin.