unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

UMMADDIYYO WADAADDADAN CASRIGA EEEDDAN KALA GAAADHDHAY. Abwaan: ibraahim-rashiid Cismaan Guure (aboor).

 

INNAGOO  ISLAAM  WADA  AHOO DIIINTA
WADA  OOOGNA
AYUUUN  BAY  WADAADDADAN  YAR YARI
UUURO  KICIYYEENE
OORIYAHHA  RAGGOODII  KU  DIRE
UBADNA  NAAAFOOWYE
KALA TUUURE  AQQALKII  DHISNAA
EE  ISLAAM  KABA’E
OLOLAHAKAN  JAAAN  AY  WADAAN
WAYNNU  ARAGNAAYE
ADDUUN  KALE  WIXXII  LAGU  HODAY
LA  ONKODAAYYAANE
EREYGIYYO  KITAAB  KII  ILAAAH
WAA  LA  IIIBSADAYE
IYAGAA  DANAYSTEE  MA  JIRO
DIIINAY  ULAYYAANE
UJEEEDADAY  WATAAN  BAA  KA  DARAN
AAYATIIIN  LI’IYE
URURRIYYO  AXSAAAB  BAY  FURTEEEN
KALA  IRDHAYNTEENE
OO  AY  NAGU  AFUUFEEN  WAXXAY
KU  ANDACOODAANE
INTA  AY  NA  QAYBSHAAN HADDANA
WAYS  ERYANAYYAANE
ARRIMO AY  DADYOOW  KALE WATAAN
BAY  U  FULIYYAANE
MID  KASTAABA  URUR BUU  FURTOO
UU  KU  XOOGSADO’E
AL-KHAWAAARIJ  IYYO  SAADICUUN
BAY  U  OLOLAYNE
TAKFIIR, SELEFI,SAALIXIYA, SHABAAB
QAADDIRIYA  SOOOCAN
IKHWAANKA  ISKA  DAAYYOO  NA  RAAC
YAY KU  OLOLAAANE
ANNAGAA  ITIXAADOO  WAXDADI  WAA
BAR  KUMA  TAALE
AXMADIYA  WAHAABIGU  KA  DARAN
BAY  ODDOROSAANE
IBLAYS  BAY  KU  SHEEGAAN  KOLKAA
KAY  INKIRAYYAANE
WAXBA  YAY  KHUDBADO III  AKHRIYIN
EHELU  NAAR  KAASI
WAXXAY  DIIIN  KU  SHEEEGAAN  DADKII
WAA  KAN  EEERSADAYE
ISLAAM  LAYSKU  WADO  WAAN  JECLAA
AAAYATIIN  WACANE
ANAA  DIIDAY  DIIINTIYYO  XISBIGAN
LAYSKU  DABAR GOOOYYAY.
KANA DOOORTAY DIIINTOO  MIDNIMO
DAAACAD  LOO  YAHAYE.
                Dhammaad.

Latest News

  • Daawo:Dagaal Sababay Khasaare Dhimasho Oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle
  • Daawo: Xuska Maalinta Gargaarka Bini-aadanimada oo lagu qabtay magalada Hargeysa
  • Daawo:Xoghayaha Golaha Wakiilada JSL Oo Shaaciyay Xubanaha Ku Tartamaya Guddoomiye Ku xigeenka 1 AAD
  • Daawo:Musharraxa Xisbiga Waddani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Garadag
  • Daawo:Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Imtixaan Ka Qaadday Shaqaale Cusub

Latest Articles

  • Gabay cusub oo la magac-baxay Hoga-tusaale
  • Waa maxay sababta horjoogayaasha Al-shabaab dawladu Rooga-Cas ugu dhigtaa,dhalinyartana Tiirka Toogashada lootagaa?W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
  • Shirkadaha Dahabshiil Group waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan Xasan Cabdi Cawed
  • Waxaan Godobteedu Hadhin, Gar Aad Leeduu Og-yahay, Nin Kaaga Masuugay Gole ( daacad Alle Yaqaan)!!
  • Fadeexado Dul Hoganaya Maamulka Gobolka Daadmadheed

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital