unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Dagaalka Dhaqaalaha iyo S irdoonkeena HawlGabka ah

 

SOMALILAND WAXAY KU TALAABSANAYSAA DAWGII HORMARKA DHANKA CAALAMIGA AH EE SAMAYSASHADA XULFOYN CIIDAN IYO SAAXIBO DHAQAALE TAAS OO AH MIDA AY DALAL BADAN OO AFRIKA AHI KU LIBIN GAADHEEN.

XULFAYSIGA CIIDAN WAA MIDA INOO SUURA GALIN KARTAA HELIDA IYO DHISIDA CIIDANKEENA WAANA SAMAYSASHADA SAAXIIBO IYO WALAALO AYNU CUSKANO MAALMAHA AY XAALADU XUNTAHAY GAAR AHAAN DHANKA XOOGA SIDOO KALE WAA FURSAD AYNU U HELNAY CIIDANKEENA IYO DHAMAAN XOOGA DALKA WAXAYNU OGSOONAHAY IN AYNU IN BADAN AYNAAN LAHAYN SAAXIBO XOOGAN INAGOO DUNIDA INTEEDA KALE ISAGA XIDHNAY WAXAY KUU HAYSTAAN SOMALIYA LAAKIIN MAANTA GARASHADA IYO TUSAALEYNTA QARAN EE GUUSHU KU JIRTO WAA MIDA WADAMADA JAARKU INAGU MUCAARIDEEN WALIBANA INOO SAMAYNAYAAN DABINO IYO SHIRQOOLO LAGA DHEX ABAABULAYO DALKEENA IYO BULSHADEENA NOQOTAY  AFKAY FURAN                                      WAXAANA XAQIIQO AH IN DUNIDA TAARIIKHIHII DHACAY AY AHAAYEEN KUWO INA XASUUSIN KARA AMA TUSAALE INOO NOQON KARA IYO IN AYNAAN AAMININ WAXA IYO HADALADA KA SOO BAXA AFAHA SAAXIIBO U EE KAYAASHA IYO WALAAL LA MOODAYAASHA SIDOO KALE WAXAAN GALNAY HALIS IYO HORMAR DHAQAALE MAXAYNU U BAAHANAHAY IN BULSHADA IYO MADAXDA DALKU AY NOQDAAN KUWO ISKU SOO DHAW DHANKA ARAGTIDA.

SIRDOONKA QARANKA SOMALILAND “NIA”

WAA HAY,ADA LOOGU TALA GALAY IN AY KA QAYB QAADATO HORMARKA DALKA DHANKA XOGAHA QARSOON EE AAN U SUURA GALKA AHAYN IN MADAXDEENU IYO SHACABKEENU HELAAN AMA MAQLAAN WAA HAY,AD U QAABILSAN ARIMAHA AMNIGA DHAQALAAHA SIYAASADA IYO DHAMAAN FALANQAYNTA HORMARKA IYO AMNIGA DALKA IYAGOO ADEEGSANAYA QABKA CASRIGA AH EE DUNIDU IYO HAY,ADAHA SIRDOONKU KU BAADI GOOBAAN XOGAHA MUHIIMKA AH SIDA HAY,ADA CAANKA AH EE CENTRAL INTELLIGENCE AGENCY  “CIA” EE DALKA MARAYKANKA                                                                            WAXAA MARAG MADOONA IN HAY,ADA SIRDOONKA QARANKA SOMALILAND AY KU FASHILANTAY RAADINTA IYO HELIDA XOGO MUHIIM AH WAXAANA SIDAA CADAYNAYA MANU ARAG WALI DIGNIIN IYO HAWL GAL SHARCI AH OO HAY,ADANI SAMAYSAY IYO XARUN GUUD OO LAGU HALEYN KARO XOGAHA DALKA IYO RAAD GURIDA RAADINTA DHAMAAN ARIMAHA DANTA U AH QARANKEENA WAXAANAN RAJAYNAYAA IN MADAXDA DALKU AY DAREEMI DOONAAN XAQIIQOYNKA KA JIRA HAY,ADAN

 

QORAALKA: CABDIRAHMAN YACQUB XASAN

TELL: +252634807177

Email: jacobhassam@gmail.com

Latest News

  • Daawo: Maareeyaha Shirkada Daabacada Sagal Jet Iyo Warbixin Xiiso Badan.
  • Qisadii Raahibkii khamriga cabay iyo danbiyadii uu ku dhacday – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay
  • Safiirka Jabuuti Ee Somaliland OoKa Hadlay Xuska Maalinta Qaranimda Dalkiisa
  • Laba Mujaahid Oo Taallooyin looga Dhisay Tuulooyinka Awbarkhadle Iyo Dhubato
  • Faahfaahin Qaraxii Magaalada Muqdisho

Latest Articles

  • Shakhsiyadda Dhabta Ah Ee Wiilka Loo Cimaamaday Dhaxal-Sugaha Boqortooyada Sucuudiga Iyo Awoodda Uu Ku Leeyahay Talada Dalkaasi WQ: Maxamed M. Yuusuf (Ilkacase)
  • Sakaatul fidriga oo waxa ay qayb wayn ka noqon kartaa ka soo kabashada dhibaatada abaaraha!Dr. Cabdiqani Xuseen (Beder)
  • Markuu Hoggaanku Asqoobo, Bulshaduna Way Wajaqdaa.
  • Isbedelka Bariga dhexe iyo Isbedelka Soomaaliland
  • Daahfurka Akadamiga Fanka iyo Cilmiga: 2014kii mise 2017ka? Qormada Kowaad

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital