unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Tacsi Ku Socda Marxuun Ibraahin Macalin Qaasim Oo Ku Geeriyooday Cariga UK.

 

 

MAAYIR  KU  XIGEENKA  DEGMADDA SHEEKH , CABDI CARTAN , KEYSE  AXMED DIGAALE , CALI  AXMED RAABI , MAXAMED TIRIIG , CABDIKHAALIQ AXMED KHAAWI , CABDIRAXIIM  AXMED KHAAWI  , MUSTAFE  CARTAN , MAXAMED  CABDIRAx MAAN (BIYOOLE) , XUSEEN MAACALEESH , SHAAFICI  JAAMAC AADAN , MAXAMED IBRAAHIM  DHOOLAYARE , CALI AXMED X.CABDULAAHI , SHARMAAKE  SICIID , DHAMAAN  DADKANI WAXAY TACSI U DIRAYAAN EHELADII, QARAABADII IYO QOYSKII UU KABAXAY MARXUUM “IBRAAHIM  MACALIN QAASIM” OO 16.5.2017 KU GEERIYOODAY MAGAALADA BIRMINGHAM EE CARIGA UK , WAXAN  LEENAHAY SAMIR IYO IIMAAN SAADIQA RABI HA IDINKA SIIYO MARXUUMKANA WAXAAN EEBBE UGA BARYAYNAA IN UU JANATUL FARDAWSA GEEYO  AAMIN… AAMIN …AAMIN ….AAMIN .

Latest News

  • Daawo : Daawo: Ururka Suxufiyiinta SOLJA Oo Soo Bandhitay Wargeysyadii Dalka Ka Soo Bixi JIray Sagaashameeyadii
  • Daawo: Mashruuc Lagaga Gaashaamanayo Abaaraha Soo Noqnoqda Ayaa Laga Furay Burco
  • Daawo : Qaar Ka Mid Ah Madaxdhaqameedka Iyo Waxgaradka Oo Baaq Nabadeed U Diray Bulsshada Deegaanka Dararwey
  • Daawo: Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Sanaag Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Degaanka Dararweyne
  • Daawo : Muddaharaad Balaadhan oo Ka dhacay Degmada Wadaamago ee Gobolka Saraar

Latest Articles

  • Haddii Calafku Kugu Dhaco u Badalo Midho Macaan…”Sheeko Gaaban:- Saddexdii Beerwale.
  • Baaq Nabadeed ,Colaada Ceelawayn…Aqoonyahan Ahmed jaamac saalax
  • Jaalliyadda ku dhaqan dalka Netherlands waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan
  • Waa Maanso la magac baxday KU-TUNTUUNSO,waxaa tiriyey Abwaan YuusuF Roobleh Xirsi (Sandoon)
  • Maxay kaadhka ku qaataan maba ay qadayne. Q1aad Qalinkii Cabdi Caawiye

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital