unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Shirkadaha Dahabshiil Group waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan Xasan Cabdi Cawed

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
 
Dhamaan Maamulka, Saraakiisha, hawlwadeennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadaha Dahabshiil Group waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan Xasan Cabdi Cawed oo inankiisii marxuum Maxamed Xasan Cabdi Cawed, uu 15/08/2016, ku geeriyoodey magaalada Muqdisho.
 
Sidoo kale, waxa anu murugada la qaybsanaynaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuumku.
 
Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna Ilaahay ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa, iyo asxaabtiisii.
 
Waxa aannu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumka Eebbaheen Jannadii Fardowsa ku abaalmariyo, qabrigana uga dhigo beer ka mid ah beeraha jannada. Aamiin. Aamiin.

 

Sacad Muse Abdi
Head of Advertisement 
DMT Public Relation & Media
M: +252 65 9111010
T: +476 705 9893
E: saad.muse@dahabshiil.com
A: Dahabshiil Operations Center
2nd Main Road, 26 June Avanue,
Hargeisa, Somaliland

Latest News

  • Barmaamij Ku Saabsan Doorka Muslimiinta Marykanka Ku Nool Iyo Arimo Kale
  • Ka Digista Fidnada – Sh Cabdilaahi Barbaraawi
  • Siyaasi Dhoola yare Oo Ka Hadlay Hadallo Ka Soo Yeedhay Taliyayaasha Ciidamada
  • Beelihii Ku Diriray Degaanka Ceelafweyn Oo Kala Qaatay Diyaddii Dadkii Ay Kala Dileen
  • Siyaasiyiin Iyo Odayaal Fariin Culus u Diray Guddiga Doorashooyinka Iyo Xukuumada

Latest Articles

  • Codbixiyeyaal Kala Fog. WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare).
  • Yaa ka danbeeyay Baaqii dhagaraysnaa ee Balfour? Taageerayaashii iyo asaasayaashii waddanka yuhuuda. Maxamed Ibrahim Saleban
  • Samaale ma wuxuu noqday ninkii daadka ka reebay ninka ay colka yihiin?..WQ Suxufi Maxamed Siciid (Xarrago)
  • Cugasho:Maanso Cusub Oo Tiriyay..Ismaaciil Qorsheel.
  • Toban Qodob oo ku saabsan Columbia iyo One Young World 2017;

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital