unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Wal walka iyo kalsooni darada ka qabta garsoorka dalka.Cartan Maxamed Jamac

Somaalidu Waxay Ku maahmaahda Falaadhi Gilgilasho kaagama GO’odo, Go’aan ka Gudoomiyaha Maxakamada Sare ugu digay garsooreyaasha ka soo dhex muuqday ololaha xisbiyada siiba xisbi xaakim ka Kulmiye ma qancin doontaa bulshada wal walka iyo kalsooni darada ka qabta garsoorka dalka.

Haddii aan anigu laftaydu jawaabteeda ku horumaro waxaan qabaa in jaawaabtu tahay MAYA, waayo sinaba uma banaana markaad eegto xeerarka garsoorka, dastuurka qaranka iyo waliba xeerarka caalamiga ah u dajisan judiciary system ka habka garsoorka in bahda garsoorku ka dhexda muuqdaan waaba olole ah axsaabta siyaasada.

Haddaba arintani waxay markhaati u ahayd in aan wakhti xaadirkan kirin garsoor lagu kalsoonaan karo oo marjac u noqon kara haddiiba alla kama dhiga wax muran u eeg soo dhex galo hanaanka doorashada.

Umaynay baahnayn digniin arintani ee waxay ahayd in gudoomiyaha maxamkamada sare ka qaado garsooreyaashani disciplinary action, waayo waxay ku kaceen khiyaano qaran maadama iyagoo garsoore yaal ah si cad ugu ololeeyeen xisbi ka mid ah axsaabta qaranka.

Marka xaalku wuxuu eeg yahay ALLOW SAHAL AMUURAHA.

ALLAA MAHADLE

CARTAN MAXAMED JAAMAC

Latest News

  • Daawo:Xukuumada Somaliland Ayan Wali Ka Hadal Xadhiga Sadex Xildhibaan Oo Ka Tirsan Golaha Deganka Odwayne
  • Daawo:Maamulka Gobolka Shabeelada Dhexe Ayaa Deeq Dawo Ah Gaadhsiiyey Cisbitaalka Gobolka
  • Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Urur Gobaleedka EGAD
  • Daawo:Warbixin Nin u Dhashay Dalka Jaban oo saaco ku Taajiray
  • Daawo:Dawlada Qatar Ayaa Somalia Ugu Deeqday Gadiidka Hawgalka Ciidaanka Booliska

Latest Articles

  • Xukuumadan hada jirtaa ma tahay tii ka mira dhalin lahayd wada hadalada Somaliland & somaila. W/Q Maxamed Cismaan
  • Fadeexado Dul Hoganaya Badhasaabka iyo Taliayaha Boliska G.Daadmadheedh
  • Tacsi Tiiraanyo Oo Leh Oo Ku Socda Marxuun Eng.Cabdi Cali Jaamac Oo Ku Geeriyadoy Magaalada Hargaysa.
  • Dallada SSE oo mudnaanta koowaad u aragta isku duubnida iyo wada-jirka ummada reer Somaliland
  • Hadalka Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia waa farriin culus oo ku wajahan Xaalad-abuurka Xukuumadda Xamar: Ali Xaruuri

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital