unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Dr. Moxamd Cisman Fadal iyo xaaskiisa Zeinab Yusuf X. Adan Waxay Tacsi U Dirayaan..

Dr. Moxamd  Cisman Fadal iyo xaaskiisa  Zeinab Yusuf X. Adan

Moxamed Cabdi Dheere iyo xaaskiisa Zahra Yusuf X. Adan  iyo dhammaan qoysaska reer Yusuf X. Adan iyo reer CismanFadal  waxay iyagoo aad uga tiiraanyaysan tacsi u dirayaan Wasiir Cumar Sh. Moxamed iyo  ooridiisa Khadra Ibrahim , iyagoo ka tacsiyadaynaya Geerida naxdinat leh eek u timi wiilkoodii AHUN Samatar Cumar oo lagu dilay magaalada Toronto bishan 15keedii.

Waxa dadkaasi marxuumka Ilaahay SWT uga baryayeyn dhembi dhaaf iyo inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, waalidkiisa , walaashii iyo dhammaan ehelkii iyo asxaabtiisiina samir iyo iimaan saadiq ah inuu ka siiyo. Amiin Amiin Amiin

Latest News

  • Daawo: Maareeyaha Shirkada Daabacada Sagal Jet Iyo Warbixin Xiiso Badan.
  • Qisadii Raahibkii khamriga cabay iyo danbiyadii uu ku dhacday – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay
  • Safiirka Jabuuti Ee Somaliland OoKa Hadlay Xuska Maalinta Qaranimda Dalkiisa
  • Laba Mujaahid Oo Taallooyin looga Dhisay Tuulooyinka Awbarkhadle Iyo Dhubato
  • Faahfaahin Qaraxii Magaalada Muqdisho

Latest Articles

  • Shakhsiyadda Dhabta Ah Ee Wiilka Loo Cimaamaday Dhaxal-Sugaha Boqortooyada Sucuudiga Iyo Awoodda Uu Ku Leeyahay Talada Dalkaasi WQ: Maxamed M. Yuusuf (Ilkacase)
  • Sakaatul fidriga oo waxa ay qayb wayn ka noqon kartaa ka soo kabashada dhibaatada abaaraha!Dr. Cabdiqani Xuseen (Beder)
  • Markuu Hoggaanku Asqoobo, Bulshaduna Way Wajaqdaa.
  • Isbedelka Bariga dhexe iyo Isbedelka Soomaaliland
  • Daahfurka Akadamiga Fanka iyo Cilmiga: 2014kii mise 2017ka? Qormada Kowaad

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital