unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Faa’iidada Caafimaad ee Geedka Barbarooniga W/Q Mustafe X. Axmed X. Diiriye

Geedka barbaroonigu waxa uu ka midyahay khudaarta sida joogtada ah looga helo dalkeena. Geedkani waxa uu leeyahay manafacaad badan oo ay dadku mooganyihiin.

Waana geed u wanaagsan cafimaadka aadamaha sida ay sheegeen daraasado badan oo lagu sameeyay.

1. Barbaroonigu, waxa uu u wanaagsanyahay caafimaadka Indhaha, waxaana laga helaa oo uu hodan ku yahay Faytamiin A.
2.Barbaroonigu, waxa uu ka hortagaa dhiig la’aanta.
3. Barbaroonigu, waxa uu adkeeyaa difaaca jidhkeena, waxaanu hodan ku yahay faytamiin difaaca jidhka sida faytamiin C.
4. Barbatoonigu, waxa uu la dagalamaa sida ay sheegeen daraasado la sameyay, Cayilka faraha badan.
5. Barbaroonigu, waxa ùu qayblibaax ka qataa shaqada maskaxda, waxaana laga helaa faytamiinka B6.
6. Barbaroonigu, waxa uu hoos u dhigaa oo uu la dagalaamaa caabuyada ku dhaca jidhkeemlna.
7. Barbaroonigu,sida ay sheegeen daraasadaha la sameeyay waxa uu ka qayb qataa caafimaadka wadnaha.
8. Barbaroonigu, waxa uu hoos u dhigaa dufanka badan ee jidhka. Kaas oo haduu bato dhibaatooyin caafimaad keensan kara.
9. Barbarooniga, waxaa laga helaa Faytamiino iyo Macdano kana duwan.
● Faytamiin C
● Faytamiin B6
● Faytamiin K1
● Faytamiin E
● Faytamiin A
●Bootaasiyam
●folate .

FG:- Wixii aad xog igu dhaanto ee geedkan ah, igu biiri oo Comment iigu dhaaf ama Chatka iigu soo Hagaaji.
Mahadsanidiin

Mustafe Ahmed.

Latest News

  • Fannaan Cabdi Tahliil Warsame Oo Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho
  • Deg Deg:Xeer Ilaalinta Talyaaniga Oo dadka somaliya Iyo ethiopian ah lagu eedey argagixiso
  • Waa maxay sababta taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen. Odowaa uu u tagay Beledweyne?
  • Dal ku dhawaaqay in uu ka xoroobay feyraska Korona
  • Janaraal Xaftar oo laga qabsaday garoonka diyaaradaha Tripoli

Latest Articles

  • Hambalyo  Meher Wacan
  • Coronavirus dabadii ninkii roon baa reerka u hadhi W/Q Sharmaar Waceys
  • Burco waxay u baahan tahay xoog dhalinyaro oo Ufadii Hargeysa oo kale ah !!!!W/Q xuseen laki
  • Mufti Magacaaban iyo Marjac Culimo Oo lagu Midaysan Yahay Midna Ma Hayno W/Q Sharmaarke Aw-muuse
  • Xasuuqii Iyo Mar Kale Maya: W/Q Cabdiraxmaan Cadami

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital