unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Hambalyo iyo bogaadin…

 

 

Anigoo ku hadlaaya magacayga gaarka ah iyo magaca xusbiga Waddani ee dalka Holland.   Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan qaranka Jamuuriyadda Somaliland iyo shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogan gudo iyo dibadaba, ugu hambalyaynayaa xuska 26 guurada  ka soo wareegtay gooni isu taaga Jamuuriyadda Somaliland. 18 kii may 1991 ayaa maanta oo kale magaalada Burco lagaga dhawaaqay  gooni isu taaga Somaliland oo dib uu la soo noqotay xornimadeedii dalkii Jamuuriyadda Somaliya oo ay isku raac kula mataanowday  ama midawday 1 july 1960. Somaliland waxaa ay xoriyadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 26 june 1960. 26 kii  sanadood ee Somaliland jirtay, waxa ay ku naaloonaysay deeganaansho iyo nabad gelyo.                                                                                                          Waxaan  idinka codsanayaa in aad u ducaysaan dhamaan Mujaahidiintii ku shahiiday halgankii dib u xoreynta dalka.

Mar labaad waxaan idiinku Hambalyeynayaa guusha iyo Horumarka aynu gaadhanay.

 

Gudoomiyaha Xusbiga Waddani ee dalka Holland.

Xiis Maxamed Cige.

Latest News

  • Daawo: Maareeyaha Shirkada Daabacada Sagal Jet Iyo Warbixin Xiiso Badan.
  • Qisadii Raahibkii khamriga cabay iyo danbiyadii uu ku dhacday – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay
  • Safiirka Jabuuti Ee Somaliland OoKa Hadlay Xuska Maalinta Qaranimda Dalkiisa
  • Laba Mujaahid Oo Taallooyin looga Dhisay Tuulooyinka Awbarkhadle Iyo Dhubato
  • Faahfaahin Qaraxii Magaalada Muqdisho

Latest Articles

  • Shakhsiyadda Dhabta Ah Ee Wiilka Loo Cimaamaday Dhaxal-Sugaha Boqortooyada Sucuudiga Iyo Awoodda Uu Ku Leeyahay Talada Dalkaasi WQ: Maxamed M. Yuusuf (Ilkacase)
  • Sakaatul fidriga oo waxa ay qayb wayn ka noqon kartaa ka soo kabashada dhibaatada abaaraha!Dr. Cabdiqani Xuseen (Beder)
  • Markuu Hoggaanku Asqoobo, Bulshaduna Way Wajaqdaa.
  • Isbedelka Bariga dhexe iyo Isbedelka Soomaaliland
  • Daahfurka Akadamiga Fanka iyo Cilmiga: 2014kii mise 2017ka? Qormada Kowaad

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital