unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Tacsi Ku Socota Cabdallah Mohamed Farah ( Jirde) iyo dhamaan reer Mohamed Farah meel ay joogaanba…..

Anagoo kala ah dadkan hoos ku xusan waxanu tacsi tiiraanyo leh u direynaa walaalkayo Abdallah Mohamed Farah  ( Jirde) iyo dhamaan reer Mohamed Farah meel ay joogaanba…..

Waxanu ka tacsiyadeyneynaa geerida xaqa ah balse naxdinta badan ee ku timi aabahood marxuum Mohamed Farah Abdillahi oo goor dhaweyd xaqu ugu yimi magaalada Burco.
Waxanu ilaahey swt uga baryeynaa inu qabriga u waasiciyo….su’aashana u fududeeyo kana yeelo jannatul Fardowsa ehelkeeda bi’dnilaahu tacaalaa.
Ubadkiisii, xaaskiisii, ehelkii iyo qaraabadiina ilaahey swt ha ka siiyo samir iyo iimaan saadiq ah inshaa’alaah.
Magacyada:
Osman H Nur.
Saeed Gaheyr
Ali Mohamed Yussuf  (Ali Gurey)
Mohamed Hassan Gallan
Ibrahim Biixi Caalin
Ahmed ismail  (Dhego)
Hassan Abdi Mohamoud
Khalid Mohamed Ismail
Mubarek H. Yussuf
Mohamed Yussuf Hussein…
Kayse Axmed Digaale
Allah Mahad leh…

Latest News

  • Daawo: Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka Ayaa Duqayn ku Laayay Todoba Qoys Oo Ka Soo Wada Jeeda Hal Qoys
  • Daawo:Bandhiga Suugaanta Abwaan Xasan Ganey oo lagu Qabtay Magaalada Hargeysa
  • Daawo:Xafladda Furitaanka Sannad Dugsiyeedka Dugsiga Cabdalla NUuri ee Magalada Burco
  • Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabka
  • Daawo:Taageerayaashii Siyaasi C rashiid Xasan Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Uu Kaga Baxay Xisbiga Waddani

Latest Articles

  • Gabay cusub oo la magac-baxay Hoga-tusaale
  • Waa maxay sababta horjoogayaasha Al-shabaab dawladu Rooga-Cas ugu dhigtaa,dhalinyartana Tiirka Toogashada lootagaa?W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
  • Shirkadaha Dahabshiil Group waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan Xasan Cabdi Cawed
  • Waxaan Godobteedu Hadhin, Gar Aad Leeduu Og-yahay, Nin Kaaga Masuugay Gole ( daacad Alle Yaqaan)!!
  • Fadeexado Dul Hoganaya Maamulka Gobolka Daadmadheed

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital