unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Ma Dhabaa Inuu Muuse oo kaligii ah uu ka soo Dagay garoonka diyaarahada magaalada hargeysa +Cidna Soo dhaween Iyo Xogaha Duwaan W/Q faarax jaamac

Dhawaan bay markii gudoomiyaha xisbiga kulmiye ah musharax jagada madaxweyne mudane muuse biix cabdi safar dhuumasha ah ugu amba baxay dalka imaarad carabta oo halkaasi oo ay ku sugnaayeen xubno kamid golaha wasiirada Somaliland oo shirar la yeelanaayey masuuliyiinka shirkada maamusha marsada caaalamiga ah ee dekada berbera

Mudo gaadheyso todobaad iyo badh ayuu kumaqnaa  musharax jagada madaxweyne ee xisbiga kulmiye  mudne muuse biix cabdi sidoo kale waxaa uu safar aan la shaacin uu muuse biix cabdi ku tagay dalka jabuuti oo halkaasi kulamo kula jeeeshay masuuliyiin ka tirsan xukumada jabuuti sida ilo wareedyo noo xaqiijiyeen

Waxaana muuse biixi shalay ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada hargeysa oo aan loogu Sameen wax soo dhaween ah islamarkaasna dhuumasho dalka dib ugu soo waxaana xusid mudan in markii horena uu dhuumasho kaga dhoofay dalka qaar kamida bulshada somaliland ayaa sheegay in khilaaf ka dhex qarxay muuse biixi iyo masuuliyiinta shirada Dp world

 

W/Q faarax jaamac

Hargeya Somaliland

Latest News

  • Barmaamij Su,aalo Iyo Jawaabo Diini ah Oo La Waydiinay Sh.Berberaawi.
  • Qaybo Ka Mida Taariikh Nololeedkii Marxuun Axmed Yaasiin Gabay Xaddi Oo Boobe Ka Hadlay
  • Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Ayaa Gaadhay Magaalada Muqdisho
  • Musharraxii M/ Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Hambalyeeyay Taageerayaashii Isbedel Doonka
  • Alle Haw Naxariistee Marxuun Axmed Yaasiin Gabay Xaddi Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa

Latest Articles

  • Maansada ..Ahmed M. Adam (Doob baje) Toronto, Canada
  • Dallada SSE oo Dhambaal Hambalyo ah u Direysa Madaxweynaha la Doortey
  • Dallada SSE oo Dareen Taban ka Muujisey Shaqaaqada Ka Dhacdey Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco
  • Codbixiyeyaal Kala Fog. WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare).
  • Yaa ka danbeeyay Baaqii dhagaraysnaa ee Balfour? Taageerayaashii iyo asaasayaashii waddanka yuhuuda. Maxamed Ibrahim Saleban

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital