unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Saddex camal oo aan ajarkoodu xadidnayn.W/Q:Yusuf Roobleh Xirsi(Sandoon)

1. Dadka oo la saamaxo oo loodhaafo waxaad ka tirsanayso Ilaahay baa yidhi: Haddaba qofkii dadka iska cafiya ee wanaag iyo nabad ka taliya ajarkiisu Ilaahaybuu saaran yahay. ( فمن عفا وأصلح فأجره على الله )
2. Samirka ( Samika ) dhib ku samir cibaadada ku samir iyo inta wanaag lagufaray ama xaaraanta kasamir iyo wixii lagaa reebay Ilaahay baa yidhi:(انما يوفى الصابرون أجرهم بغير حساب) inkale ma ehee kuwa samra ajarkooda waxaa loo oofiyaa xisaab la’aan.
3. Soomka Ilaahay baa yidhi:

Camal kasta ibnu Aadam ayaa iska leh soomka mooyee ( isaga soonka ) Anigaa iska leh anigaana abaalkiisa bixinaya ( abaal marinaya ) mid dhawaaqa ayaa dhawaaqa ( Qiyaamaha ) isagoo leh: maye? kuwii ajarkoodu Ilaahay Saarnaa ;waxa marka soo hoobanaya samrayaashii iyo dadka saamaxayaashii ama (samo falayaashii)
Ilaahayoow naga dhig kuwa yeedhmadaa xaq u yeesha ee qiyaamaha loogu yeedho aamiin.
W/Q: Yusuf Roobleh Xirsi (Sandoon)

Latest News

  • Daawo:Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Dila Ayaa Eedaymo Ujeediyay Maamulka Degmada
  • Daawo:Xisbiga Waddani Ayaa Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Qoranayso Shaqaale Been Abuur Ah
  • Daawo:Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Wiil Ku Dhintay Soo Dhawyantii Waddani
  • Daawo:Sheekh Berberaawi Ayaa Sharraxaad Ka Bixiyay Halka Uu Ka Yimaadaan Isbedelada Bulsheed
  • Daawo:Warbixin: maxaa ka jira in wasiir cali mareexaan iibiyaya Dhulkii ugu badna

Latest Articles

  • Oromada iyo Soomaalida Qaad wax ka weyn ayaa ka dhexeyaa!
  • Wal walka iyo kalsooni darada ka qabta garsoorka dalka.Cartan Maxamed Jamac
  • Baroortu Orgiga Ka Weyn: Doorashooyinka Somaliland: Axmed Maxamed Diiriye )(Toorno), ahmedmdiriye, Hargeysa
  • Maxakamad Siyaasadi Turuqday,Tallo Ha Way Diinin( Dr Daacad Alle Yaqaan)!
  • Af lagaado & Cay midna eedu kuma sama!

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital