unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

TACSI KU SOCOTA MARXUUMAD RUUN DAAHIR QODAX OO KU GEERIYOOTAY DALKA INGIRIISKA

 

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun..

Dayib Xaaji Axmed Qulumbe, Siciid Xaaji Axmed Qulumbe, Baashe Xaaji Axmed Qulumbe,
Xuseen Xaaji Axmed Qulumbe, Abdifataax Xaaji Axmed Qulumbe,
dhamaan qoyska reer Xaaji Axmed Qulumbe, Cismaan Abokor Berberaawi,Cumar Yuusuf Cabdi Siciid Muj. Ibraahim Cabdillaahi Xuseen Dhegawayne, Xamse Yuusuf Cali Shabeel, Cabdi Salaan Dubad Dhegoole
Eng.Rashiid Buffalo, Dr Sacad Maxamed Qawdhan, Cali Cantar, Maxamed Warsame Cali, Eng.Cabdi Cali,Xuseen Cabdillaahi Xuseen,Cabdikhaaliq Diiriye Cawed, Cabdi Ismaalciil Maxamed(Salaal),
Muxyadiin Good Abees, Kayse Axmed Digaale, Xuseen Cabdillaahi Xuseen, Guuleed Daahir Samatar,
Oday Dayr Cilmi, Xil. Maxamuud Dhegalaab, Faysal Ibraahim Nuur, Muuse Faarax Jaambiir,

dhamaan asxaabtaasi waxay ka tacsiyaynayaan Axmed Jawhari hooyaddii Ruun Daahir Cabdi Qodax oo
shalay ku geeriyootay magaaladda Shafield ee dalka Ingiriiska. Waxay marxuumadda ilaahay uga baryayaan
naxariistii janno in eebbe ka waraabiyo, qoyskii, qaraabaddii iyo ehelkiina samir iyo iimaan ka siiyo….Aamiin Aamiin…

Latest News

  • Warbixin: Ardayda Ka Qalinjabisa Jaamacadaha Iyo Qorshe La’aanta Xukuumadda
  • Madaxwayne Farmaajo oo Warbixino Ka Dhagaystay Xubnaha Gollaha Wasiiradiisa
  • Maamulka Dawladda Hoose Ee Burco Oo Sheegay In aanu Shaqayn Mashruucii GPLG.
  • Daladda SONSAF Oo Ku Baaqday In Xal Laga Gaadho Muranka Xisbiyadda
  • Somaliland Oo Beenisay In La Xidhayo Xuduudka Somaliland Iyo Itoobiya

Latest Articles

  • WAARI MAYSIDE WAR HA KAA HADHO (WQL) Muhamed Dhimbiil
  • SU’AAL DADWEYNOOW?
  • WARQAD FURAN !
  • Fadeexada Ka Dhalatay, Kala Eexaysiga Madaxweyne Muuse Ee Jaamacada Inaadeerkii Iyo Jaamacada Burco. W/Q: Ibraahin Aadan Aw Qoobey
  • Af duubkii Dimoquraadiyadda Somaliland, Qore: Casha Miigane

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital