unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Tix ku Saabsan Roobka Da iyo Ka fa.iidaysan la.aanta…Curintii Ismaaciil Qorsheel

waa kuwaa daruurihii curtee roobku uu da.ay.ee
haddi daayin uu sii wadoo dunidu manshawdo
togaagiii durdurayiyo biyihii dalawga aadaayey
tolow yaa dixdiii xidhi badwayn bay ku daraysa.e
tolow daadki yaa celin ileen way durdurayaane
tolow yaa dalkeeni u maqan doqoni waa ma oge
tolow dalagii yaa qodi ileen duunyo may hadhinee
tolow yaa dariiqii xumaa noo bedeli doona
tolow yaa suntii nagu durnaayd naga dawayn doona
tolow yaa dadkaygow kacoo daacad noqon doona
tolow yaa hogaan daacadoo daadah odhan doona
tolow yaa dushisii la raran aan la didi doonin
curintii ismailms qorsheel

Latest News

  • Daawo: Bandhiga Buugaagta Caalamiga Ah Oo Laga Daahfuray Magaalda Hargeysa
  • Daawo : Saddexda Xisbi Qaran Oo Baaq Nabadeed U Diray Bulshada Degmada Ceelafweyn
  • Daawo: Hargeysa Xisbiga Ucid Oo Mahadnaq U Diray Gudiyada Doorashooyink iyo Anshax Wanaaga
  • Daawo: Duqa Magaalada Boorama Oo Dhagax Dhogay Laba Waddo
  • Daawo: Masuuliyiin Ka Xidhnaa Xisbiga Waddani ee Gobolka Togdheer Oo Xorriyadoodii Dib u Helay

Latest Articles

  • Waa Maanso la magac baxday KU-TUNTUUNSO,waxaa tiriyey Abwaan YuusuF Roobleh Xirsi (Sandoon)
  • Maxay kaadhka ku qaataan maba ay qadayne. Q1aad Qalinkii Cabdi Caawiye
  • Gobolka Sanaag: Degaankii Tafiirta iyo Dhaqaalaha
  • Showgii Qarni iyo Sahra Axmed Jaamac
  • Ajnabigii Muwaadinka Ka Waddanisanaadaay!

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital