unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

SHIRKA SOMALILAND & KHAATUMO. Abwaan. Ibraahim-rashiid Cismaan Guure (aboor)

Xisbiga Waddani waa ku waajib in uu aaraa’da faraha badan ee mujtamaca Dhulbahante Gudo & Debedba ka soo burqanayya dhega weddan u yeeesho, si loo gaaadho xal waara oo ku salaysan midnimada shaccabka reer Somaliland.
Xalkaasina waa inaanu noqon mid uu Xisbiga Kulmiyye ugu danaysanayyo in uu food kaga helo Beeesha Dhulbahante, qaban-qaabadiisuna ay tahay Qawda maqashii waxna haw qaban. Xalka ku salaysan Daaacadnimadu ma aha in ay dhulbahante keeni karaan Laba qof oo Abtiyaal loo yahay, ama Cali Khaliif isku isguul baannu ahayn loogu adeegsanayyo.. Waxxaynnu ogayn Xaabsade guuushii uu ku keeenay Laascaanood & halkuu ku danbeeyyey, Waxxaynnu ognahay wasiir xagla-toosiyye sidii loogu galay Foodkii Xisbiga Kulmiyye dhexdiisa.
Barooortu orgiga ka weyn..waxxa dhacay Xasuuq, Caddaaalad, Sinnaaan & Saami qaybsi la’aaan, Ciiidammaa la dul dhigay si Beeelaha Dhulbahante lagu cabbudhiyyo..Taladii waxba loogama oggola, Hay’adaha Samafalka lama oggola in ay dadkeennaa taakuleeyyaan, lamana rabo in ay ismaammulaan.
Wasiirradoodu lama awood aha kuwa kale, oo waad ogaydeen Labadii wasiir ee Biyaha ee is yidhi beddela labada iskuduwe ee Biyaha magaalooyinka Hargeysa & Berbera iyagii baanay galaafatay in shaqadoodii laga eryey..ADIGOO DHULBAHANTE AH MIYYAAD NA BEDDELI KARTAA.
Waxaan u arkaa in aanay meeesha ku jirin in laysla gaaadho saxeexyo boobsiis ah, iyadoo aan waxba laga qaban cabashooyinka taaagan. Xukuumadda & Xisbiga Kulmiyye ee uu waqtigoodii sii dhacayaa, waxxa keliya ee ay hadda u dardar gelinaysaa waa danaheeda gaar ahaaneed ee foodka.
Xisbiyada dalkuna uma dhamma oo waxxa la og yahay in Xisbiga Waddani ee maaanta dalkeenna ugu taageerada badani uu saaaxadda wada hadalladan ka maqan yahay. Shirarkan Qarsoodiga ah ee Itoobiya, Jabbuuti & Hargeysa lagu gelayyo oo ay ka biyya diideen dad fara badan oo ka tirsan madax-dhaqameedka, siyaasiyiinta ay ka mid yihiin Cali Ciise oo shirarka intii hore ku jirey imminkana ka soo hor jeestay muxuu qooonsaday.?? Ciidammo beeeleedka & Ururrada Haweenak & Dhallinyaraduba Beeelweynta Dhulbahane, waxxa isweyddiiin leh waa maxay waxxa ay ka saseen??
Arrintani waa masiirka Beeeshsha Harti ee Somaliland… ma aha in looga faa’iidaysto si khiyaaamo ah oo beeen beeen ah, in uu food ku kasbado Xissbiga Kumiyye. Baashaha Golaha Wakiillada ayaynnu ogayn sidii looga horkeenay guddoomiyye Cirro..intee in le’eg ayuu Kulmiyye ku guulaysan karayyaa Qabyaaladda uu ku kala qaybinayyo Dhulbahante.
Xisbiga Waddani waxxa looga fadhdhiyaa inuu la yimaaddo waxyaalahaas ay Xukuumadda Siiilaanyo waddo wax ka duwan oo ay u aayaan shiccibka reer Soomaalilaand meeel kastoo ay jooogaan ama deggan yihiiin.

Latest News

  • Madaxwayne Farmaajo Oo Isugu Yeedhay Gudida Amniga Qaranka
  • Diwaan Galinta Xubinimada Xisbiga Waddani Oo Boorama Laga Daah Furay
  • Waxyaabihii Ay Ka Wadda Hadleen Madaxwayne Biixi iyo Safiirka UK
  • Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed oo booqasho ku tagaya magaalada Minneapolis
  • Michael Keating ” Labo sanno ka hor garoonka diyaaradaha uma dhaafin Gaalkacyo

Latest Articles

  • Wasiir Khaliil iyo Wasiir Sacad oo ku fashilmay
  • Hambalyo Ku Socota Arooska Guuled Yusuf X. Aadan iyo Fadumo Ibrahim Xuseen
  • Sanadkan dad nooceeya ayaynu dooranaa golaha deegaanka iyo Baarlamaankaba?W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
  • Maxey ka Bilaabantey Colaadda Foosha xun ee u Dhexeysa Beelaha Walaalaha ah Deegaanka Ceel-Afweyn Maxaase Udaawo
  • MAALINTA CAALAMIGA AH EE QUDUS ( JUMCAHA UGU DANBEEYA RAMADAAN )

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital