unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Waayahii daraad Jirey Maantuu ka daran yahay.

Jawhar 27.05.1988.( Jimce) 10.30 Subaxnimo Hasan Ismail Hasan (Gaagaalle) ( Ex Xisaabiye Guud Somalilan)Saciid Hersi moorgen (Aabaha Dhalay Gen. moorgen) W.Hawlaha Guud. Hassan Xuudi.

 

Wakaaladda Sigaarka/Taraqa.Cupten Jaamac Wakaalada Aspima Maacuunta iyo Adeega Guryaha iyo Omar Xaaxi Waxaa nasoo Agmarey Gaadhi aad u Dheeraynaya From Mog. to Lascanood, Waa Xaasiibkayga Gaarka ah Mohamed Ali Diraac Ex Buuhoodle. Gudoomiha Kismanyo. waxuu si Faq ah igu Sheegay in Burco Dagaal Caniif ah ka socdo, Saraakiisha Labada dhinac ee Geeriyootay iyo Xaaladda cusub. 28.05.1988 Sabti ayaa shir lanoogu Wacay Xarunta Xidhiidhka Shaqaalaha iyo Xarunta Gobolka.

 

waxaa ka soo Qayb galay 16 Sarkaal oo isku Beel ka soo Jeeda Aniga ayaa ugu Da,yar. Intii Shiru Socday Waxa soo baxay Amar Lagu Xidhayo Mahamuud A/laahi Xarbin Gudoomiyaha Xidh. Shaqaalaha Gobolka iyo Warshadda Sonkorta Jawhar ( Ex . Balli Guule) iyo 3 Sarlaak oo uu a mid ahaa Agaasimaha maamulka ee Warshadda Dharka Balcad. ( Ex Gabiiley) Taliyaha saldhiga boliska Caddale Ex Hargeisa.

 

Aniga Xaaxi waxaa laygu Xabisay Xafiiska iyo Guriga waxaana laygu Amrey Inaanan Cid la Kulmi karin siiba Gurigayga oo ahaa Saldhig Wayn ee Mucaarid Fadaraal ah. Intaas waxii ka danbeeyay ama waad Joogtay ama Waad Maqashay. 32 Sanno ka dib Hargeisa wuu Jiraa Xadhigii iyo Qabaaladii La, noo Xidhay. Musuqa Maasuqa lama Qarsado mana aha Danbi Laysku Ciqaabo, Kii Dekedeena iyo Dooxooyinkii Geelu Daaqi Jirey Gatay, Danbiile maaha, Xataa intuu siiyay lama waydiin karo, Beelihii Wadda Daaqi Jirey waa Laysku Direy, Waayahii Doraad Jirey Maantuu Ka Daran Yahay. Dadkena way Wacan yihiin, Dalkuna waa Barwaaqo, Ilaahay Dawlada Noo hagaaji. Amiin.

Latest News

  • Xukuumadda Somaliland Ayaa Sheegtay In Gollayaasha Sharci Dajinta Ee Muddo Dhaafka
  • Maayirka Ceerigaabo oo digniin u diray Haay’addo warar beena ka faafiyay gobolkaasi
  • Shirwaynaha qaran ee hanaanka dhab u heshisiinta qaranka oo muqdisho lagu soo xidhay.
  • Siyaasi Cabdilaahi jawaan Muxu ka yidhi in Ethopia dhex dhaxaadineyso Somaliland iyo Soomaaliya
  • Deg Deg Dawladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Safarkii Madaxwaynaha Somaliland ee Itoobiya.

Latest Articles

  • Somaliland – Dhuumasho Dhabarku Muuqdaa waa Dhib iyo Hadimo
  • Ogaysiis: UN HABITAT
  • Miyyi Ilaa Madaxtooyo: Sheeko Dhex Martay Siilaanyo iyo Sheekh Shariif
  • SHEEKH SHARIIF Xujada cusub ee Nabad iyo Nolol W/Q: Jabriil Cabdullaahi Calasow
  • Maamul Xumo baahsan oo hadhaysay Gobolka Daadmadheedh iyo Badhasaabkii ugu liitay Badhasaabadii soo maray gobolka oo uu ku iloobay Madaxweynuhu.

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital