unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay baroor diiq Qaran loo sameynayo R/wasaarihii hore ee Soomaaliya

Muqdisho(Togdheer News)Madaxweynaha dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxa uu ka tacsiyadeeyay geerida ku timid raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde oo maanta ku geeriyooday magaalada London, isagoo ku dhawaaqay baroor diiq saddex maalmood loo sameyn doono.

“Innaga oo garoowsan dadaalka uu marxuumku ku bixiyey dalkiisa iyo dadkiisa, waxaan ku dhawaaqayaa Baroor-diiq Qaran oo saddex maalmood ah, iyadoo hoos loo dhigayo muddadaas calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si aynu u siinno Raiisul Wasaare Nuur Cadde –Alle ha u naxariistee- Maamuuska Qaran ee uu naga mudan yahay.”ayuu yiri maadaxweyne Farmaajo.

Sidoo kale madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, madaxweynaha maamul goboileedka Hirshgabeelle Maxamed Cabdi Waare, xildhibaano iyo masuuliyiin kale ayaa tacsi u diray umadda Soomaaliyeed, ehelada iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuumka.

Latest News

  • Kaalmee kuwan iyo Kamarada qarsoon
  • 12 Km Ee Ugu Horeeyay Wadada Berbera Cori Door Ayaa Xadhiga Laga Jaray
  • Ururka Tvyada Madax Banaan Ee SIBA Oo Dhaliilay Gudiga Covid 19 Fariina U Diray Madaxweyne Muuse
  • “Dilkii Taliyaha iyo gudomiyaha Maxkamada Cidi ka dambaysay Waxa lagu wada Badhis”G.Gobolka Sool.
  • Daawo Khudbadii Taliyaha Police-ka Somaliland U Jeediyey Dufcadii Labaad Ee Qasho Qaran

Latest Articles

  • Hambalyo  Meher Wacan
  • Coronavirus dabadii ninkii roon baa reerka u hadhi W/Q Sharmaar Waceys
  • Burco waxay u baahan tahay xoog dhalinyaro oo Ufadii Hargeysa oo kale ah !!!!W/Q xuseen laki
  • Mufti Magacaaban iyo Marjac Culimo Oo lagu Midaysan Yahay Midna Ma Hayno W/Q Sharmaarke Aw-muuse
  • Xasuuqii Iyo Mar Kale Maya: W/Q Cabdiraxmaan Cadami

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital