unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Ururka Daacish Oo Sheegatay Masuuliyadda Weerarkii London

Kooxda ISIS ayaa sheegatay mid kamid ah dagaal yahanadooda inuu fuliyay weerarkii argagixiso ee ka dhacay London Bridge  oo ay ku dhinteen laba qof.

Kooxda waxay sheegatay in Usman Khan, oo 28 jir ah, oo ay dileen boolisku, in uu ahaa ninkii fuliyay weerarkaas.
Laakiin kooxdu ma bixin wax caddeyn ah oo ku saabsan ninkaas inuu kamid ahaa dagaalyahannada kooxdooda.
ISIS waxay sheegtay weerarkaas inuu yahay jawaabta baaqii ay dadka u direen oo ahaa in la wareero wadamada ku lugta leh dagaallada ka dhanka ah argigixisada ee ka socda Bariga Dhexe.
Khan ayaa xirnaa jaakad khaldan oo ismiidaamin ah kadib markii uu mindi ku dilay laba qof, Boliiska ayaa kadib toogtay.
Ninkaan oo ku noolaa magaalada Staffordshire, ayaa sanadii 2012-kii waxaa loo xiray kadib markii lagu eedeeyay inuu qeyb ka ahaa koox xagjiriin ah oo isku dayay inay qarxiyaan suuqa saamiyada London

Latest News

  • Wasiir Ku-Xigeenkii Hore Ee Wasaaradda Maaliyadda Somaaliland Ayaa Xilkii Wasaaradaasi Wareejiyay,
  • Wararki Ugu Dambeeyay Iyo Xaalada Gurigi Ay ku Geriyodeen Qoyski 4 Qof Ahaa
  • Xildhibaano Dacwad Ka Gudbinaya Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Jawaabta Xisbigaas
  • Masuul katirsan Xisbiga Ucid Ayaa Looga Yeedhay Xarunta cid-da Xisbiga Ucid Ayaa ka Hadlay.
  • Maxamuud Xaashi Kuma Jiro Hogaanka Kulmiye Golaha Dhexe Dhawaanbu Soo Galay

Latest Articles

  • Sharci-jebin: Komishanka Cusub ee Doorashooyinka Lama Marin Dhaartii Saxda ahayd ee Xeerku Waajibiyey
  • Somaliland: Sharciga ayaa Qeexay Qaabka loo Xulayo Xubnaha Komishanka ee ha la Joojiyo Qardo-jeexa iyo Qaylada Badan
  • Xigmadihii Dhaxalka Qaran Noqday ee M/weynihii Hore Somaliland Mudane Rayaale
  • Wariye Kayse Axmed Digaale Oo Bariga London Loogu Sameeyay Casho-Sharaf
  • Wada-shaqaynta qarsoon ee Hargeysa iyo Xamar

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital