Siyaasiga Cabdilahi Maxamed Daahir Cukuse Muxu Ka Yidhi Xilkaa Loo Magaacabay.
Siyaasiga Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo uu madaxweynaha somaliland u magacaabay xilka la taliyaha dhinaca arrimaha doorashooyinka ayaa ka hadlay sida uu arko xilkaasi cusub ee loo dhiibay