unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Dad badan oo ku dhintay rabshado wali ka soconaya Diri-dhabe

Waxaa wali kacsan xaaladda magaalada Diri-dhabe kaddib rabshadihii saaka ka qarxay halkaasi.

Wararka Shabakadda Togdheernews  Kasoo gaadhaya Diri-dhabe ayaa sheegaya in xaaladdu ay haatan cakiran tahay, kaddib markii dhowr guri oo ay deganaayeen dad Soomaali ah dab la qabadsiiyay.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in dad ku sugnaa guryahooda dab la qabadsiiyay halkaasina ay ku geeriyoodeen.

Gawaadhida dab damiska iyo kooxaha gurmadka degdega oo gaadhay xaafadaha dabka la qabadsiiyay.

Dadka deegaanku waxa ay sidoo kale sheegayaan in dhowr qof illaa iyo haatan la xaqiijiyay inay dhinteen.

Dadka deegaanka ayaa ka qaba cabsi sida ay xaaladdu noqoneyso saacadaha soo socdo, waxa ayna farta wadnaha kag hayaan sida ay ku dambayn doonto xaaladdu.

Latest News

  • Shirwaynaha Beelaha Gaashaanbuur Ee Axmd Faarax Oo Ka Furmay Burco
  • Gudida Nabadgalyada Gobolka Togdheer oo Go’aamo Ka Soo Saartay Gaadiidka Tigaha
  • Wasaaradda Hawlaha guud iyo Dawladda Hoose Hargaysa oo Kulan Ku yeeshay Hargaysa
  • Falanqayn: Sidee ayuu u dhacay Dilka Wariye Jamal Khashoggi
  • Madax-dhaqmeedka Bariga Hargaysa oo Shacabka ugu baaqay in La Ilaaliyo Nabad

Latest Articles

  • WAARI MAYSIDE WAR HA KAA HADHO (WQL) Muhamed Dhimbiil
  • SU’AAL DADWEYNOOW?
  • WARQAD FURAN !
  • Fadeexada Ka Dhalatay, Kala Eexaysiga Madaxweyne Muuse Ee Jaamacada Inaadeerkii Iyo Jaamacada Burco. W/Q: Ibraahin Aadan Aw Qoobey
  • Af duubkii Dimoquraadiyadda Somaliland, Qore: Casha Miigane

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital