unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Ayaa Hortaagan In AY Dalka Ka Qabsoonto Doorasho Loo Dhan Yahay?

Somaaliland, “Raqay Ninkii Lahaa Dabada Haysto Ma Kacdo Ayaa La Yidhaahdaa!”
Qaybta 1aad – Ayaa Hortaagan In Ay Dalka Ka Qabsoonto Doorasho Loo Dhan yahay?

Qalinkii Xassan Cumar Hoorri

Waxaa ay ahay 2dii April, markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Muuse Biixi Cabdi, uu la kulmay wafdigii ugu cuslaa oo dalka soo gaadha
ergayga Midowga Yurub (EU) iyo danjirayaasha dalalka UK ee fadhigoodu yahay Nairobi, Kenya. Wafdigu waxaa uu la kulmay dhinacyada xukuumadda, xisbiyada mucaaradka, xeerdejinta, komishanka doorashooyinka iyo bulshada rayadka qabsoomaan doorashooyinka u qorshaysan dabayaqaada 2019. Sidoo kale, wafdig bogteen aragtiyada bulshada, cabashooyinka ku gedaaman doorashooyinka iyo duruufaha adag Ee uu dalku maanta marayo. Waxaana soo gaadhay hoggaamada dhaqan, siyaasiyiinta iyo aqoonyahannada Barlamaanka UK fadhi uu ku kulmay Arrimaha Afrika Marwo Harriet Baldwin, mar ay ka jawaabasay weydiin uu Xildhibaan Stephen Doughty oo laga soo doortay K “Xukuumaddeedu in ay aad ugu heellan tahay gacan ka geysashada doorasho Somaaliland”. Isla markaa, wasiir culus oo ka socota dalkeeda iyo dalalka Europe si ay ugu gogol Sidoo kale, wasiiraddu waxaa ay sheegtay in ay a Xasillonida (CSSF) kaasoo loogu talo galay dawladda dhexe iyo gobolada darfaha, hagaajinta farsamada iyo ka qayb Haddaba, isweydiintu waxaa ay tahay
qorshaysan qoddobada aan soo sheegnay, marka aan dareensan yahiin baylahda ka jirta dalkeenna qorshaysay talo iyo dhaqaale ay ku dhay sheegay Xildhibaan Cali Barre (wakiilada) 2019 ee Golayaasha Qaranka, ” abbarayo xal u helidda tabashadaa qarada weyn Isla markaa, waxaa aan ka war qabnaa
Sanduuqa Horumarinta Somaaliland
ama yaqaan mashaariicda lagu fulin doono innaga oo
deeqay isla sanduuqaa (SDF), in ka badan 80%
Gobolada Galbeedka soke.
Haddaba, sida aan hore u soo tibaaxnay, t
sheegtay Wasiiradda Marwo Harriet Baldwin.
dedan ee ka soo yeedhay Wasiirka Arrimaha Dibedda
Marwo Mette Knudsen oo hoggaaminaysay wafdiga, waxaa ay
iyo xukuumadda Somaaliland k
weyn oo ay u taageersan yahiin geedi

Somaaliland, “Raqay Ninkii Lahaa Dabada Haysto Ma Kacdo Ayaa La Yidhaahdaa!”
Ayaa Hortaagan In Ay Dalka Ka Qabsoonto Doorasho Loo Dhan yahay?

Qalinkii Xassan Cumar Hoorri

axaa ay ahay 2dii April, markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliland, Mudane
Muuse Biixi Cabdi, uu la kulmay wafdigii ugu cuslaa oo dalka soo gaadha, kuwasoo ka koobnaa
ergayga Midowga Yurub (EU) iyo danjirayaasha dalalka Sweden, Finland, Denmark, Norway iyo
UK ee fadhigoodu yahay Nairobi, Kenya.

uu la kulmay dhinacyada xukuumadda, xisbiyada mucaaradka, xeerdejinta,

komishanka doorashooyinka iyo bulshada rayadka ah si ay u dardargeliyaan
qabsoomaan doorashooyinka u qorshaysan dabayaqaada 2019. Sidoo kale, wafdig

da bulshada, cabashooyinka ku gedaaman doorashooyinka iyo duruufaha adag
marayo. Waxaana wafdigu uu helay qoraalo iyo talooyin kala duwan
hoggaamada dhaqan, siyaasiyiinta iyo aqoonyahannada dalka.
fadhi uu ku kulmay badhtamahii February 2019, Wasiiru
Arrimaha Afrika Marwo Harriet Baldwin, mar ay ka jawaabasay weydiin uu
Xildhibaan Stephen Doughty oo laga soo doortay K. Cardiff, waxaa ay k
in ay aad ugu heellan tahay gacan ka geysashada doorasho
wasiiraddu waxaa ay tibaaxday in ay Hargeyso u diri doonaan

culus oo ka socota dalkeeda iyo dalalka Europe si ay ugu gogol-xaadhaan doorash
Sidoo kale, wasiiraddu waxaa ay sheegtay in ay abuureen Sanduuqa Colaadda, Nabadgelyada iyo
Xasillonida (CSSF) kaasoo loogu talo galay xallinta colaadda iyo ismaandhaafka ka
darfaha, horumarimarinta iyo sugidda nidaamka diiwaan gelinta,
iyo ka qayb-galka haweenka ee doorashooyinka.

Haddaba, isweydiintu waxaa ay tahay in la ogaado ku talogalka xukuumadda iyo waxaa ugu
qorshaysan qoddobada aan soo sheegnay, marka aan ogaanay sida dalalkii s
dareensan yahiin baylahda ka jirta dalkeenna? Weliba, Xukuumadda Hingiriisku in ay
talo iyo dhaqaale ay ku dhaydo boogaha jira! Nasiib-darro, sida uu warbaahinta ka
(wakiilada) mar uu ka warcelinayay khudbaddii Madaxweynaha
“ilaa hadda, ma ay jirto siyaasad cad oo uu madaxweynahu ku

abbarayo xal u helidda tabashadaa qarada weyn ee ka jirta darfaha”.

qabnaa, Xukuumadda Hingiriisku in ay kal hor
orumarinta Somaaliland (SDF) lacag dhan 25 milyan Giniga Isterliinka.
lama yaqaan mashaariicda lagu fulin doono innaga oo ogsoon lixdan milyan oo

in ka badan 80% in ay ku baxday Caasimadda Hargeysa iyo
ida aan hore u soo tibaaxnay, toddobaadkan, waxaa dalka soo gaadhay wafdigii ay sii

Harriet Baldwin. Marka aan ka tagno afgobaad

edhay Wasiirka Arrimaha Dibedda, mudane Faratoon, Danjiraha Denmark
oo hoggaaminaysay wafdiga, waxaa ay ku tiraabtay in ay m

iyo xukuumadda Somaaliland ka wada hadleen doorashooyinka innagu soo fool leh iyo sida

geedi-socodka dimuqraadiyadda Somaaliland.

Somaaliland, “Raqay Ninkii Lahaa Dabada Haysto Ma Kacdo Ayaa La Yidhaahdaa!”
Ayaa Hortaagan In Ay Dalka Ka Qabsoonto Doorasho Loo Dhan yahay?

Somaaliland, Mudane
kuwasoo ka koobnaa
Sweden, Finland, Denmark, Norway iyo
uu la kulmay dhinacyada xukuumadda, xisbiyada mucaaradka, xeerdejinta,
yaan in ay dalka ka
qabsoomaan doorashooyinka u qorshaysan dabayaqaada 2019. Sidoo kale, wafdigu waxaa ay ka
da bulshada, cabashooyinka ku gedaaman doorashooyinka iyo duruufaha adag
iyo talooyin kala duwan oo ka
badhtamahii February 2019, Wasiiru-dawlaha UK ee
Arrimaha Afrika Marwo Harriet Baldwin, mar ay ka jawaabasay weydiin uu ku soo gannay
Cardiff, waxaa ay kaga warcelisay,
in ay aad ugu heellan tahay gacan ka geysashada doorashooyinka
u diri doonaan ergo
xaadhaan doorashooyinka.
a, Nabadgelyada iyo
ismaandhaafka ka dhex jira
da nidaamka diiwaan gelinta,
ku talogalka xukuumadda iyo waxaa ugu
ogaanay sida dalalkii shisheeye u
, Xukuumadda Hingiriisku in ay
darro, sida uu warbaahinta ka
khudbaddii Madaxweynaha
cad oo uu madaxweynahu ku
e ugu yaboohday
25 milyan Giniga Isterliinka. Lacagtaas
oo Doollar oo loogu
baxday Caasimadda Hargeysa iyo
waxaa dalka soo gaadhay wafdigii ay sii
Marka aan ka tagno afgobaadsiga iyo erayda
Danjiraha Denmark
in ay madaxweynaha
innagu soo fool leh iyo sida

Wafdigu, waxaa kale oo ay u caddeeyeen madaxweynaha sida ay ugu rajo weyn yahiin in uu
suurta geliyo is-afgard dhex mara xisbiyada qaranka si ay sannadkan u qabsoomaan
doorashooyinku. Danjire Marwo Mette Knudsen, waxaa kale oo ay dulmartay in ay Madaxweyne
Biixi ka wada hadleen sidii loo meel marin lahaa wada hadalka Somaaliland iyo Soomaliya.
Waxaa run ah, qof kastoo wax garad ah in uu garan karo masuuliyadda xukuumadda iyo
shacabka ka saaran qabsoomida doorashada, marka laga eego dimuqraadiyadda aan ku
sheeganayno in aan kaga horreynno dalalka deriska. Somaaliland waxaa ay ku tookhdaa muddo
14 sannadood ah in ay si nabad ah xilka u la kala wareegeen 3 madaxweyne. Hase ahaatee,
waxaa dalka bar madow ku noqotay dib-u-dhaca 8 jeer ku yimid doorashooyinka barlamaanka
iyo dawladaha hoose, muddo 14 sannadood ah. Barlaamnku waxaa uu yuururaa golaha tan iyo
2005. Waxaana ay ahayd 30kii October 2010 in la soo doorto xildhibaanadii bedeli ahaa.
Si kastaba ha ahaatee, qof kastoo maanta ku fekeraya in ay sannadka 2019 qabsoomi karaan
doorashooyinku, waxaa uu laf cad ku hayaa toobin, sababaha soo socda awgeed.
Turuntorooyinka Ku Gedaaman Doorashooyink:
1. Diidmada qayaxan ee ka soo yeedhay siyaasiyiinta, xubnaha barlamaan, hoggaamada
dhaqan, culimada, haweenk iyo dhallinyarta Gobolada Awdal iyo Salel taasoo ay ku
saleeyeen walaaca ka jira saami-qaybsiga iyo wada lahaanshaha dalka. Arrintaas oo
madaxweynahu si fool ka fool ah uga la xaajooday salaadiinta goboladaa ilaa hadda ma
ay muuqato xal uu u helay.
2. Diidmada qayaxan ee ka soo yeedhaysa qaybo ka mid ah siyaasiyiinta, xubnaha
barlamaan, hoggaamada dhaqan, culimada, haweenk iyo dhallinyarta Gobolada Sanaag
iyo Sool iyadoo la sugayo si dhakhso ah in ay uga soo baxaan baaqyo loo dhan yahay oo
ka digaya in dalka lagu sii dhaqo waxii xilka lahaa ee beelaha qaarkood ku
dulqaadanayeen muddo 25 sannadood ah.
3. Diiwaangelinta qabyada ah ee muwaadiniinta dalka iyadoo ilaa hadda aan la diiwaan
gelin tiro lagu qiyaasay 30% codbixiyayaasha.
4. Dhammaystirka shuruucda qabyada ah ee lagu geli lahaa doorashooyinka. Xeerka cusub
ee Doorashooyinka Guud waxaa muhim ah in uu sugo qoddobo lagu caddaynayo
saamiga gobolada cabashadu ka jirto (Awdal, Salel, Sool iyo Sanaag), kootada haweenka,
iyo Beelaha laga tirada badan yahay. Arrintaasi waxaa ay suurtagelin doontaa in la helo
barlamaan loo siman yahay ilaa iyo inta laga gaadhayo tirokoob dhammaystiran iyo
barlamaan ku fadhiya tirada dhabta ah ee dadka.
5. Magacaabidda Komishan haysta kalsoonida saddexda Xisbi iyo tiro loo kordhiyo beelaha
martida ka ah xisbiyada qaran, ka dib marka la kala diro komishanka hadda jooga oo
xilligoodu gabaabsiga yahay.
6. Shaqaalaysiinta hawlwadeenada Komishanka Doorashooyinka ee Gobolada Bariga Fog.
7. Tababaradii iyo Wacyegelinta bulshada Bariga Fog.
8. Dhismaha xukuumad loo siman yahay sida (wasiirro, agaasimayaal guud, mareeyayaal,
taliyayaal ciidan, danjirayaal, xuquuq ganacsi, qandaraaslay, sinnaan horumarineed,
agaasimayaal waaxyo iyo shaqaale) kuwaas oo dhammaantood ku jira gacanta
Madaxweynaha JSL.
9. Diyaarinta saamiga xukuumadda kaga soo hagaagaya miisaaniyadda Diiwaangelinta iyo
Doorashooyinka.

10.Gudo-galka fulintii heshiiskii Caynaba, October 2018, si loo helo dal iyo xukuumad la
wada leeyahay.
11. Gudagalka furitaanka Distuurka dalka iyo Xisbiyada Qaranka.
12. Dib u furid wada hadal iyo shirar lagu soo celinayo midnimo, cadaalad iyo xukuumad
hanata kalsoonida shacabka.
13. Ugu danbayntii, Komishanka Doorashooyinka oo dhowaan la kulmay Golaha Guurtida
ayaa caddeeyay in aanay qabsoomi karayn doorashooyinkii u qorshaysnaa 2019 iyagoo
ka ladhay cillado farsamo oo ay sababeen madaxweynaha iyo golayaasha qaran oo ka
baaqsaday gudashada xilalka ka beegnaa doorashooyinka.
Waxa kale oo xusuus mudan, dabayaaqadii bishii March, Barlamaanka waxaa la soo hordhigay
Xeerka Guud ee doorashooyinka. Waxaana uu soo koobayaa Xeerka Doorashada Wakiilada,
Xeerka Doorashada Deegaanada, Diiwanagelinta codbixiyayaasha, Kootada haweenka, iyo
qoddobo badan oo u baahan in loo furo Dastuurka. Maanta, looma baahna xubnaha
barlamaanku in ay ka gabbadaan runta. Weliba, xubnaha Barlamaanka Beelaha Darfaha waxaa
laga sugayaa in ay hubiyaan xeerka kama danbeysta ah in uu muujiyo saami qaybsi u cuntama
gobolada darfaha iyadoo aan la raadinayn wax sedbursi ah.
Si gaar ah, Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka Barlamaanka waxaa xil taariikhi ah uu
ka saaran yahay in aanay gacantooda ku fulin xeer Beelaha Darfaaha u jideeya quudhsi iyo
duudsi. Ceeb ma aha, Beesha Dhexe, iyadoo leh 2/3 xubnaha Barlamaanka, haddii ay ku
keliyeysato in ay codkeeda ku meelmariso duudsigii soo jireenka ahaa. Taas macnaheedu waxaa
uu noqon doonaa meelmarinta Beesha-Dhexe-Land oo ay xaq u leeyahiin, waxaana la ogaan
doono halka ay ku gaadhaan.
Abuurista Beesha-Dhexe-Land waxaa ay tahay arrin suurtagal ah, iyadoo la hubo, haddii ay taasi
dhacdo, in ay Beelaha Darfuhuna kun jeer ka fursad fiican yahiin. Xaqna waxaa ay u yeelan
doonaan in ay taladooda ku meelmaraan. Runtii, waxaa gabaabsi ah in lagu sii wada fadhiyo
dulmigii ragaaday. Maantana, waxaa Beesha Dhexe xil culus uu ka saaran yahay in aanay
gacantoodu ku burburin himiladii shacabka iyo jiritaankii qaranka JSL. “Rag waxaan ku
maamuli aqaan ama ku maamuuse, masso in aannu nahay oo tolnimo (taladu) meeris noo
tahaye”. Allah ha u naxariisto Abwaan Saahid Qammaam.
Somaaliland, “Raqay Ninkii Lahaa Dabada Haysto Ma Kacdo Ayaa La Yidhaahdaa!” La soco Qaybta 2aad
Runtu Ma Fantaa Dalku Waxaa Uu Ka Kici La’ Yahay Beesha Dhexe …………
Xassan Cumar Hoorri, Qoraa ka faallooda waayaha Geeska Afrika iyo Bariga Dhexe, waxaa aad kala xidhiidhi kartaa
hassanhorri@gmail.com, iyo hassan.horri@hornid.org ama ku raadraac Twitter @Horrimania

Latest News

  • Warbixin: Qorshe La’aanta Xukuumadda ee Khasaaraha Roobabka.
  • Shil Gaystay Dhimasho Iyo Dhaawac Ayaa Ka Dhacey Degmada Dacarbudhuq
  • Wafdigii Kulmiye Iyo Ucid Ee Joogay Kenya Ayaa Xaqiijiyay Inay La Kulmeen Hogaamiya Xisbigga Wadajir
  • Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Ka Qeyb Galaaya Celeemo Sarka Madaxweyna Cusub Ee Koonfur Africa
  • Dagal Xoogan Oo Dhexmaray Ciidamada Soomaaliya Ee Degaanka Buula Burde Iyo Kooxda Al-Shabaab

Latest Articles

  • Ayaa Hortaagan In AY Dalka Ka Qabsoonto Doorasho Loo Dhan Yahay?
  • Somaliland – Dhuumasho Dhabarku Muuqdaa waa Dhib iyo Hadimo
  • Ogaysiis: UN HABITAT
  • Miyyi Ilaa Madaxtooyo: Sheeko Dhex Martay Siilaanyo iyo Sheekh Shariif
  • SHEEKH SHARIIF Xujada cusub ee Nabad iyo Nolol W/Q: Jabriil Cabdullaahi Calasow

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital