Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Oo Gaadhey Laascaanood
Gudomiyaha golaha wakiilada somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo ayaa gaadhay Magaalada laascaanood, Isaga oo Ka Qayb gali Doona Furitaanka Wejiga Labaad ee Diwaangalinta Codbixiyayaasha Oo Ka bIlaabmi Doonta Degaanada Gobolkaasi