unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Telesom Dunida Markii ugu horaysay Ku Soo Kordhisay Technology cusub oo ah Sarifka Lagacaha ee Moobile-ka (Mobile Exchange)

Hargeysa – (Togdhnews) – Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa noqotay shirkadda ugu horsay ee dunidda ku soo kordhisay adeegga sarifka lacagaha ee moobayladda. Adeeggan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee guud ahaan dalka laga hirgaliyo.
Guddoomiyaha shirkadda Isgaadhsiinta Telesom Md. Cabdikariin Maxamed Iid oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa ka warbixiyey adeegan ay shirkaddu soo kordhisay iyo faa’iidada uu u leeyahay bulshadda.
Halkan ka daawo warkan:

Latest News

  • Dalka Jabuuti Oo Shaaciyay Carwo Ganacsiyeed Caalami Ah
  • Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Oday Dhaqameed La Xidhay
  • Doorashada Ka Dhacaysa Dalka Turkiga Iyo Musharrixiinta Ugu Cadcad Tartanka
  • Shacabka Tog-Wajaale Oo Ka Dareen Caliyay Qorshaha Loo Dajinayo Magaalada
  • Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Tageeray Shirka Garxajis

Latest Articles

  • MAALINTA CAALAMIGA AH EE QUDUS ( JUMCAHA UGU DANBEEYA RAMADAAN )
  • Waayahii daraad Jirey Maantuu ka daran yahay.
  • SOMALILAND MA WAXBAA U DHIMAN MISE WAXBAA KA SI’ AH. W.Q Liibaan Shaadiro Qaybtii Labaad
  • TAARIIKHDA DAWLADA SUCUUDIGA IYO QAABKII LOO AAS-AASAY WAX KA BARO. Qormadii 22` aad .
  • Xasuustayda Weedho Kooban Oo AHN.Maxamed Nuur Giriig Ka Yidhi Sahra Axmed Jaamac: Q.2aad…

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital