unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Dowladda Jabuuti oo muwaadiniinteeda kala baxeysa Diridhaba

Dowladda Jabuuti ayaa diyaarad Khaas ah u dirtay boqollaal ruux oo dalka u dhashay oo dalxiis u joogay magaalada Diridhabo ee dalka Itoobiya.

Illaa labo boqol oo ruux ayaa la xaqiijiyay in garoonka diyaaradda Diridhabo ay ka ambabaxeen,iyagoo adeegsannaya diyaarad ay dowladda Jabuuti usoo dirtay,

Jabuuti waxaa ay dadkeeda kala baxsanneysa rabashada Diridhaba ka socda oo lagu dilay ugu yaraan sagaal ruux oo reer Jabuuti ah,rabshadaha Diridhabo ayaa ku salaysan qoymiyado waxaana magaaladaas ku dagaallamay Soomaali iyo Oromo.

Diridhabo, waxaa sannad walba xilliga kuleylaha (xagaa baxa ) u taga boqollaal ruux oo Jabuuti ka soo jeeda,waxaase saameeyay colaada u dhaxeysa Soomaalida iyo Oromada.

Latest News

  • Imaaraadka Iyo Itoobiya Oo Sii Xoojinaya Iskaashiga Dhanka Militariga.
  • Jabuuti Oo Wali Dooneysa Kursiga Golaha Ammanka Ee Qaramada Midoobay
  • Siyaasi Buuni Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Shaqaaqooyinka Ka Soo Cusboonaaday Gobolka Salal.
  • Somaliland oo Canbaarayasay Weerarkii Lagu Qaaday Shirkadaha Shidaalka Sacuudiga.
  • Dowladda Soomaaliya ” Mareykanka waxaan u aragnaa Isbaheysi adag iyo saaxiib weyn oo aan leenahay

Latest Articles

  • Aniga oo ah Aqoonyahan / Abwaan Ibraahim-Rashiid Cismaan Guure waxaan kula talin lahaa ummadda reeer somaliland Qodobbadan:
  • Suurtogal ma tahay in Somaliland afti laga qaadaa?
  • Wariye Kayse Axmed Digaale oo qado sharaf loogu sameeyey galbeedka magaaladda London.Sawiro
  • Fekerka Cabdi-weli Gaas ee Somaliland, ma saxbaa?
  • Waa Maxay Sababta Ay Markale Dooroshoyinka Wakiilada Iyo Deeganku Ay Dib Ugu Dhaceen

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital