unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Shirka Guddiga fulinta Hay’adda Qaxootiga Adduunka ee QM oo maanta ka furmaya dalka Switzerland.

TOGDHEERNEWS:  Geneva – Shirka 70-aad ee hay’adda Qaxootiga adduunka ayaa maanta ka furmaya magaalada Geneva ee dalka Switzerland waxaana ka qeybgalaya wafuud heer caalami ah.

Shirka ayaa sanadkaan waxaa diirada lagu saaraya arrimaha Qaxootiga iyo dhibaatooyinka heysta dadka barakacay sidii xal loogu heli lahaaa nolol cusubna loogu sameyn lahaa.

Soomaaliya ayaa waxaa shirka ku matalaya wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Maxamed Sabriye waxaana la filayaa in madashaasi ay qudbad ka jeediyaan wafdiga ka socda Soomaaliya.

Hay’adda Qaxootiga adduunka ayaa sheegtay in dhibaatooyin xoog leh ay wajahayaan dadka qaxootiga ah ayna u sii dheertahay mustaqbal la’aan heysata jiilalka ku dhasha qaxootiga iyo sidoo kale Cafimaad daro.

Latest News

  • Cabdilaahi Darawal Oo Muddo Dheer Ka Bacdi Ka Hadlay Arrimo Xasaasi ah
  • Wefti Ka Socda Dalka Itoobiya Oo Si Kedis Ah Ku Yimid Somaliland Maxayse Ka Wada Hadleen Madaxweyne Muuse Biixi
  • Madaxweynaha Jabuuti Oo Qaabilay Madaxweynaha Maamulka Puntland
  • Xiisad ka dhex oogan Turkey iyo Russia
  • Ururka Nooleye Oo Hooyo laba Caruura Oo mataana dhashay Oo Danyar Ah Oo Gaadhsiiyay Deeq Raashina

Latest Articles

  • MAXAA SOMALILAND FURSAD UGU JIRA SAFARKA MADAXWAYNE BIIXI KU TAGEY ADDIS-ABABA? W/Q Mohamed Abdi Jama  
  • Nidaamkeena cashuuruhu waa mid caddaalad darro ah oo danyarta culays ku ah (WQ: Guleed Axmed Jaamac “Dafac”)
  • Suldaan Maxamed Xirsi Qani Oo Gabay Loo Tiriyey
  • XISBIYO/URURO SIYAASADEED QARAN OO DHISAN AYAA XUKUUMAD WANAAGSAN SOO SAARI KARA !!! W/Q Mohamed Dhimbiil
  • Xoog iyo Caadifad Shaqayn Mayso ee waa in la Helo Sharci Lagu Ciqaabo Dadka Somaliland ee u Goosta Soomaaliya Faalo

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital