unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Dawladda Qatar Oo Mar Kale Muqdisho Ka Soo Dejisay Gargaar Ay Uga Qeyb Qaadaneyso Gurmadka Fatahaadaha Wabbiga Shabeele

Diyaarad siday gargaar ka yimid Dawladda aynu walaalaha nahay ee Qatar ayaa maanta markii labaad timid caasimadda dalka ee Muqdisho.

Gargaarka labaad ee dowlada Qatar uga weyb qaadaneyso fatahaadaha Wabiyada dalka ayaa ah wejigii labaad waana deeq ka duwan tii hore oo ku koobneyd Agabka dhaxanta, maro kaniicooyinka, Maacuun iyo Daawo.

Guddiga gurmadka fatahaadaha Wabiyada oo Gargaarkaan la wareegay ayaa wada qorshe si deg deg ah gurmadkaan loogu gudbinayo gobolada fatahaaduhu ka jiraan.

Latest News

  • Ex Wasiir Obsiiye Oo Jawaab Adag ka Bixiyay Hadal kasoo Yeedhay Siyaasiyii Boobe Yuusuf Ducaale Iyo Hasan Sheekh.
  • “Madaxweynuhu Sharci Ayuu U Leeyahay In Uu Furo Ururradii Siyaasada”Garyaqaanka Guud Ee Somaliland
  • Machadka Barashada luuqadaha iyo Caafimaad Ee Samo Garad Oo Ardayda Hawlo Shaqo Loo Geeyey Kaam Aw Shukjri Ee Duleedka Burco +Sawiro
  • Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Maalintii 2aad Ka Doodaya Xaaladda Amni Iyo Arimaha Bulshada
  • Film Loogu Magac Daray Shil Jaceyl Oo Hargeysa Lagu Soo Bandhigay

Latest Articles

  • Xaajada Soomaaliya & Somaliland, Xeer-beegti ayay rabtaa W/Q Abdirashiid Khaliif Xaashi
  • Hambalyo Dhamaan Umadda Reer Somaliland, Gaar Ahaan Unugyada Qarsoon Ee Heeganka Ugu Jira Ilaalinta Hamiga Umadooda.
  • MAXAA SOMALILAND FURSAD UGU JIRA SAFARKA MADAXWAYNE BIIXI KU TAGEY ADDIS-ABABA? W/Q Mohamed Abdi Jama  
  • Nidaamkeena cashuuruhu waa mid caddaalad darro ah oo danyarta culays ku ah (WQ: Guleed Axmed Jaamac “Dafac”)
  • Suldaan Maxamed Xirsi Qani Oo Gabay Loo Tiriyey

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital