unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Dhulgariir Geystay Khasaare Oo Ka Dhacay Dalka Iiraan.

TOGDHEERNEWS  : Ugu yaraan shan qof ayaa la soo sheegay inay ku dhinteen ,120 kalena waxa soo aarat ay dhaawacyo ka dib kolkii dhul gariir qiyaastiisu tahay  5.9- uu ku dhuftay waqooyi-galbeed ee dalka Iran, sida laga soo xigtay TV-ga dowladda.

Hey’adda Maeykanka u qaabilsan cilmiga ama sahminta dhulka ayaa sheegtay in dhul gariirku ku baahay qiyaastii 60km magaalada Hastrud, ee dhacda Gobolka Azerbaijan, wax yar ka hor waaberigii maanta oo Jimco ah.

Warbaahinta dowladda Iiraan ayaa xaqiijisay khasaaraha dhacay ee isugu jia dhimashada,dhaawaca iyo burburka guryaha.

Dalka iiraan axaa ku soo noqnoqday dhulgariirada ka dhaca dalkeeda,waxaana sanadihii 2005-tii.2012-kii iyo 2017-kii shilalka dhlgariirka ku dhintay in kuj dhow 2-kun oo ruux.

Latest News

  • Wasiir Arrimaha dibadda Turkiga “Weerarkkii argagixiso ee Soomaaliya ka dhacay wuxuu mar kale muujinayaa wajiga foosha xun ee argagixisada,”
  • Wasaarada Arimaha Dibada Ethiopia Soo Bandhigtay Iney Dadkii Qisaasta Somaliland Ku Filisay Ka Tirsanaay Qaar Kamid Alshabaab
  • Deg Deg:Ilma yar Oo Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa Ugu Geeryooday oxygen  La’aan 
  • Falanqeyn Ku Saabsan Baaqa Ka Soo Yeedhay Asxaabta Mucaaaradka Ee Ku Saabsan Iscasilaada Komishanka Doorashooyinka
  • Xukumada Somaliland Oo Sheegtay In Koox Hubeysani Gashay Buuraleyda Deegaanka Faqi ayuub Ee Ka Tirsan Gobolka Togdheer

Latest Articles

  • Faa’iidada Caafimaad ee Geedka Barbarooniga W/Q Mustafe X. Axmed X. Diiriye
  • Halista ba’an ee Muqdishooyinka W/Q Yuusuf Garaad
  • Sheekh Bar Baraawi Oo Ka Hadlay Qisaasta
  • Dhalinyaro Kala Soo Kala Jeeda Somaliland Iyo Soomaliya ah oo ku dhibaateysan dalka Iran
  • Maraykanka oo Duqayn Ku Dilay Xubno Ka Tirsan Alshabaab

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital