unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Hayaada WHO Oo Ka Hadashay Waxyeelladii Ka Dhalatay Fatahaadaha Wabbiga Shabeele.

TOGDHEERNEWS : Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa baraha Bulshada ku sheegtay in fatahaadihii dhowaan ka dhacay qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya ay ku dhinteen 25 Qof, halka 47 kalena ay ku dhaawacmeen, xilli ay Roobab culus ay ka da’ayaan meelo ka mid ah Dalka.

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegtay in Roobab mahiigaan ah oo ka hooray dhowr qeybood oo ka mid ah Soomaaliya ay barakiciyeen in kabadan 270,000 oo Qof, iyadoo burburiyay hab nololeedkii Dadka iyo kaabayaashii dhaqaalaha ee Dalka.

Xaaladaha adag ee ka jirta qeybo ka mid ah goobaha ay daadadku saameeyeen ayay sheegtay WHO in ay geeyeen qaddar yar oo Naf badbaadin ah, balse uu jiro dedaallo lagu ballaarinayo howlaha gargaarka.

Xafiiska Qaramada midoobay u qaabbilsan Isuduwidda arrimaha Bani’aadamnimada (OCHA) ayaa dhowaan sheegay in kabadan 547,000 oo Qof in ay saameeyeen fatahaada Dalka ka dhacay

Latest News

  • Wasiir Arrimaha dibadda Turkiga “Weerarkkii argagixiso ee Soomaaliya ka dhacay wuxuu mar kale muujinayaa wajiga foosha xun ee argagixisada,”
  • Wasaarada Arimaha Dibada Ethiopia Soo Bandhigtay Iney Dadkii Qisaasta Somaliland Ku Filisay Ka Tirsanaay Qaar Kamid Alshabaab
  • Deg Deg:Ilma yar Oo Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa Ugu Geeryooday oxygen  La’aan 
  • Falanqeyn Ku Saabsan Baaqa Ka Soo Yeedhay Asxaabta Mucaaaradka Ee Ku Saabsan Iscasilaada Komishanka Doorashooyinka
  • Xukumada Somaliland Oo Sheegtay In Koox Hubeysani Gashay Buuraleyda Deegaanka Faqi ayuub Ee Ka Tirsan Gobolka Togdheer

Latest Articles

  • Faa’iidada Caafimaad ee Geedka Barbarooniga W/Q Mustafe X. Axmed X. Diiriye
  • Halista ba’an ee Muqdishooyinka W/Q Yuusuf Garaad
  • Sheekh Bar Baraawi Oo Ka Hadlay Qisaasta
  • Dhalinyaro Kala Soo Kala Jeeda Somaliland Iyo Soomaliya ah oo ku dhibaateysan dalka Iran
  • Maraykanka oo Duqayn Ku Dilay Xubno Ka Tirsan Alshabaab

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital