unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Maayir Ay Dibbad-Baxayaal Cadheysani Waddoyinka Ku Garaceen.

TOGDHEERNEWS : Gabadh maayir ka ah magaalo lu taala Bolivia ayay dhulka jiid-jiideen kooxo gadoodsan oo mudaharaadayaal ahi.

Patricia arce, ayay kooxo mucaaridka taageersani ay kala soo baxeen xafiiskeeda, iyagoo si khasaba qayb ahaan timaha uga jaray, kadibna lugaysiiyay wadooyinka magaalada. Gabadhan oo maayir ka ah magaalada Vinto ee gobolka Cochabamba oo dhaca badhtamaha Bolivia ayaa la arkayay iyadoo rinji cas la mariyay kadibna saxaafadda la hadlaysa.

Sheekada maayirkan ayaa qabsatay baraha ay bulshadu kuwad xidhiidho, iyadoo siyaabo kala duwan looga falceliyay.

Madaxweynaha Bolivia ayaa si adag u cambaareeyay falkan, isagoo ku eedeeyay in ay ka danbeeyeen xisbiyada mucaaridka ahi. Maayirka ayaa ka tirsan xisbiga isbahaysiga madaxweynaha.

Dalka Bolivia ayay ka jiraan rabshado ka dhashay doorashada madaxtinimada dalkaas oo lagu muransanyahay natiijadeeda.

Latest News

  • Magaalada Hargeysa Oo Markii Ugu Horeysay Lagu Qabanayo Tartanka Dhinaca Fardaha Ah
  • “Xukuumaddu Waxay Ilaaladii Ka Qaaday Guddoomiyaha Waddani, Qaarna Way Xidhay” Cabdilaahi Geel Jire
  • Hayada Xuququl Iinsanka Madax Banaan somaliland oo cambaareyay xadhiga masuuliyin ka tirsan waddani
  • Siyaasiyiinta Madasha Ayaa Ka Hadlay Xaalada Dalka Waxayna Farin U Direen Madaxwayne Muuse Biixi
  • “Taladdii u danbaysay ee aan madaxweynaha siiyaa waxay ahayd….” Jiif caaqil askar’’

Latest Articles

  • Somaliland: Sharciga ayaa Qeexay Qaabka loo Xulayo Xubnaha Komishanka ee ha la Joojiyo Qardo-jeexa iyo Qaylada Badan
  • Xigmadihii Dhaxalka Qaran Noqday ee M/weynihii Hore Somaliland Mudane Rayaale
  • Wariye Kayse Axmed Digaale Oo Bariga London Loogu Sameeyay Casho-Sharaf
  • Wada-shaqaynta qarsoon ee Hargeysa iyo Xamar
  • Aniga oo ah Aqoonyahan / Abwaan Ibraahim-Rashiid Cismaan Guure waxaan kula talin lahaa ummadda reeer somaliland Qodobbadan:

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital